Thursday, October 11, 2007

BahdaSaylici: Ciid Mubaarik

bahda saylici waxay idiin rajaynayaan in aad bash iyo barwaaqo ku
gaadhaan sanadkan sanadkiisa;

ilaahay umada reer Awdalna qalbiyadooda ha isku soo dhaweeyo.

ilaahay ducadii iyo salaadihii ha'inaga aqbalo.

aamiin

No comments: