Wednesday, December 12, 2007

Maqaal ka turjumaya H/Cafaan iyo Siyasadeeda - Ahmed Bakaal

Marka hore waxaa xusid mudan dhamaan akhristayasha sharafta badan ee waqtigoodii uhuray inay akhristaan maqaalkan.

Maalmahan dambe waxaa isa sootaraya hadal hayta siyaasada s/land.
Siiba tartanka ay ku jiran (makaahiil iyo maxad case) .taasoo ay kuloolamayaan sidii ay s/land wax ula qayb san lahaayeen .

Taasoo beelaha qaarkood ay rabaan (madaxwayne).kuwa kalena ay rabaan (madaxwayne)ku xigeen .

Hadaba waxa is waydiim mudan sababta beesha h/cafaan oo ah lafdhabartii( habar samaroon)
Waxa ka maqnay siiyay garoonka kubada cagta ee dhawaan ka bilaami doona g/awdal ayna kutartami doonaan beelaha kala duwan ee daga s/land.

Hadaba waxaan iswaydiiyaa H/cafaan meeday oo siyaasada s/land xageebay kaga
Jirtaa oo maxay amin santahay ma (madaxwaynay rabtaan mise kuxigeen bay rabaan.
mise tolow waxayba soowadaan xisbi siyasadeed oo ka turjumaya danaha G/awdal?
Waa sual dawaynaa madaxa dalinaysee Hadaba hadan fikirkayga qiyaaso aniga waxay ila tahay inayna H/cafaan maanta loolan kaa kajira s/land anay diyaar u ahayn Sabab too ah H/cafaan waxaa u caado ahayd inayna ka hordagin mar kasta wacdiga jira iyadoo ufiir sanaysa kolba
Sida wax usocdaan iyo xaga loowado hogaanka beesha samaroon.

Markaa haday u argto inay la jaan qaadi kartona way racdaa hadii
kalena way ka hadhaa markaa tani hada socotaa tii aan raaci karaynay maaha waa tu aan jaho haysan oo loo tartamayo xisbiyo rag samaysteen oo la inaga siiyey inta ugu yar sabatoo ah inagaa isa soo koobnay oo iska dhignay sadex qolo Markaa waa inaa la inasiiyaa (harag sagaaro) inaguna aan kalajiidanee ilan harag sagaaro iigakac mooyee igadurug male.

Markaa hada laba beelood baa isku haysta haragii sagaarada waana( makahiil iyo maxad case) h/cafaana meel kama helayso haragaa isaga ah.

Markaa H/cafaan waxay saluugsantahay sistamka iyo sida wax loo qaybiyay. Markaa dib ayay uga joogsatay waxayna sugaysaa inta wax lasaxayo.

Isla markana waxay aragtay inay walaalo hooga samaroon raali ka yihiin siday wax usocdaan.
H/cafaan waxay tidhi (afkii baa juuqda gabay ).

kamanay hadlin wayna isku dawanaysaa kii roon baa reerka uhadhidoona.
Markaa hadaan idiinka waramo taariikhda H/cafaan waxay caado ulahay inay wax wanaagsan ka taliyaan mar walba.

Taariikhda hadaan dib uraacno waxaan ognahay ama aan ku garaaday sanay inuu samaroon oo dhan meelkasta Hajoogaane talada H/cafaan lagu meel mari jiray. markuu samaroon mid ahaa
imikase waa la iska dhaga tiray oo waa hasocoto oo dantii guud baa lagatagay waxana loo ordayaa dan gaar ahaaneed.

markaa hadalka waxaan ku soo gaba gabaynayaa (hawareegto giraantu)
Meerasasay meerageedii waxay ilatahay xisbigan loo kala badinayo ninlaa udoobiyey

Sidaa iyo nabad galiyo iyo amaano ala

Wabilaahi tawfiiq ilaahaw nanabad gali

Ahmed Bakaal
Ottawa, Ont - Canada
bakalahmed2@yahoo.ca

No comments: