Showing posts with label tacsi. Show all posts
Showing posts with label tacsi. Show all posts

Wednesday, January 23, 2008

Anagoo Ka Tirsan Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Wadanka "Malaysia"

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN:Anagoo Ka Tirsan Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Wadanka "Malaysia" Ee Cariga Asia, Waxaan Tacsi u Diraynaa Qoyskii & Qaraabadii & Asxaabtii Iyo Dhamaan Inta Ku Hadasha Afka Soomaaliga Amase Af Carabiga, Tacsidan Oo Ah Tacsi Lama Ilaawaan ah Qof Walboo Somali ah Maskaxdiisu Aysan Marnaba ka Maqnaani Doonin Ayuu Ahaa Alle ha u Naxariistee Marxuum XASAN SHEEKH MUUMIN GORAD.....


Prof. Maxamad muuse jibriil
Prof. C/kariim sh. Cilmi talan
DR:C/rassaq axmad qaalib
Eng.Qumane jaamac qumane
Dr. fahad cabdalla axmad
Abdihakeem Ahmed Ali Miigane ( Cabdi Fadxi )
C/qani maxamad c/laahi (abuwalad)
C/kariim xuseen miigane.
Maxamad muxumad caynaan
Faarah siciid daahir
Jaamac cumar maxamuud (rooje)
C/laahi xaaji siciid maxamuud
C/fataax maxamuud cige
Raage barkhad maxamuud
Maxamad c/laahi axmad
C/salaam c/laahi axmad
mawliid cumar mumin
Ramadan xuseen maxamuud
Xasan aadan cali
Axmadnuur cali muxumed
C/rasaaq axmad qaalib
Idiris habane cismaan
Maxamad mustafe muuse
Maxamad c/raxmaan barkhad
C/laahi bashiir sh. Faarah (borneo)
Sh. Mukhtaar ibraahim diiriye (ma dhibe)
C/raxmaan muuse Bile
C/salaam mustafe ibraahim.
Guleed khadar x.xuseen
C/wali cumar cali
badri maxamad cali ( barwaaqo)

Waxa Kale Oo Aan Tacsidan u Diraynaa Dhammaan Dadka Reer Awdal Iyo Ummada Somaaliyeed Oo Dhan Meel Kasta Oo Ay Joogaanba. Xasan Sheekh Mumnin Ma Uusan Ahayn Oo Keliya, Abwaan Ee Waxa Uu Ahaa Taariikhyahan, Aqoonyahan, Gabyaa Mu"alif, Iyo Hogaamiye Bulsho Oo Ay Adag Tahay Sida Loo Iloobi Karo Amase Lagaga Kaban Karo Marxuumka Illaahay Janadii Fardowza Ha Ka Waraabiyee Aamiin Aamiin Aamiin !!
Ilaahay Samirka Ha Inaga Wada Siiyo, Isna Janada Ilaahay Ha Ka Waraabiyo.
Inaa Lillah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun.

Abdihakeem Ahmed Ali Miigane ( Cabdi Fadxi )
Emial ---> Miigane@yahoo.com

Friday, January 18, 2008

Tacsi: Xassan Sh. Muumin - from I. Bakal

Waxaan halkan uga dirayaa tacsi tiiraanyo leh; dhamaan eheladii uu ka tagay, marxuun Xassan sh.Mumin gorod. Ilaahay janadii farduusa haka waraabiyo, danbigiisa allaha dhaafo.

aaaammmin
waxaana tacsida diraya dhamaan dadkan hoosku qoran:

1-RASHID ABDI BAKAL IYO XAASKIISA
2-NAFIISA CABDI BAKAL IYO ODAYGEEGA
3-SACAADA CABDI BAKAL
4-AXMED YUSUF BAKAL IYO XAASKIISA
5-CABDOO YUSUF BAKAL IYO XAASKIISA
6-MUSTAFE ABDI XAAJI IYO XAASKIISA
7-MAXAMED ABDI XAAJI IYO XAASKIISA
8-RASHID OMER DIRIE
9-HARAWE SH.OMER GOOD
10-A/RISAAQ Y.WAIRAX
11-XASAN ALI IBRAHIM IYO

DHAMAAN DADKALOO BADAN OO HALKAN LAGU SOO KOOBI KARAYN

MIDA KALE WAA QORSHE FIICAN HADII LOO BIXIYO GOROONKA XASAN SH.MUMIN STADIUM-WAA ARIN FIICAN WANAN TAAGEERAYNAA SALAAMU CALYKUM

Tacsi: Xassan Sh. Muumin - from A. Bakal

INAA ILAAHI WA INAAILYHI RAAJICUUN Waxaan Halkan Tacsi Tiiranyo leh uga diraynaaAbwan Xasan Sheekh Muumin oo shalay ku geeriyoodayOslo Norway.ilaahay janadii haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii iyo intuu katagayba ilaahay samir iyo iibaan hakasiiyo.Abwaan Xasan sheekh muumin wuxuu ahaa Abwaan Somalidu aad uqadariso aad iyo aadna caan u ah marka loo eego Abwaanada somalida kaalin fiicana ka soo galay fanka iyo suuganta soomalida.waxaan leenahay ilaahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAAMIIN AAAMIN

Waxaa tacsidan diraya dhamaan dadka hoos kuqoran

Mustafe Roobe Doodi iyo Xaskiisa
Xaaji Cumar Cabdi iyo Xaskiisa
Muuse Nuur iyo Xaskiisa
Cabdilaahi Fanax iyo Xaskiisa
Maxamed Dahir iyo xaskiisa
Maxamed Cabdi iyo Xaskiisa
Dahir waaberi iyo Xaskiisa
Cabdoo Bakal iyo Xaskiisa
Ahmed Yusuf Bakal iyo Xaskiisa
Maxamed Cabdi Xaji iyo Xaskiisa
Abderasaq Yusuf Wayrax iyo xaskiisa
Mustafe Cabdi Xaaji iyo Xaskiisa
Cisman Xasan Matan iyo Xaskiisa
Rashiid Cabdi Bakal iyo xaskiisa
Harawe Sheekh Cumar Good iyo Xaskiisa
Xasan Cali Ibrahim iyo Xaskiisa
Maxamed Kamakame iyo Xaskiisa
Cabdi Wacays iyo Xaskiisa
Axmed Cisman iyo Xaskiisa
Cisman Yusuf iyo Xaskiisa
Ahmed Garad iyo Xaskiisa
Rashiid Cumar Madoobe iyo Xaskiisa
Cabdikafi nuur iyo Xaskiisa
Rashiid Cumar Bile iyo Xaskiisa
Geesh Qaasim iyo Xaskiisa
Cumar Kamil iyo Xaskiisa

Ahmed Bakal

Thursday, January 17, 2008

Tacsi - Abwaan Xassan Sh. Muumin - from M. Bille

Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan reer Omar Bille dharaar iyo xaasaskooda oo ku kala nool England, America iyo Canada waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay abwaankii qaaliga ahaa ee Hassan Sheekh Mumin oo xalay ku geeriyooday magaalada Oslo ee wadanka Norway, waxaanan si gaara ugu tacsiyadaynayaa C/kariin Hassan, Mohamed Hassan, Abdalle Hassan , Madino Hassan and Safia Hassan oo kala jooga France iyo Somalia.
Waxaan illaahay uga baryayaa inuu janatu fardowsa ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan innaga siiyo.aamiin.

Mohamed O. Bille
Mbille7@hotmail.com
London , UK

Tacsi - Abwaan Xassan Sh. Muumin

Anagaa ah dhalinta hoos ku Xusan magacyadoodu Waxaan tacsi Tiiraanyo Leh U direynaaa Aabaha Abwaanad Abwaan Hassan Sheikh Muumin (Gorod) OO Maanta Ku Geeriyoodey Magaalad Oslo Ee Wadanka Norway Waxaana Alaha Awood Leh Uga Baryeynaa Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Ehelkiisa IYo Qaraabadiisana Samir Iyo iimaan Ka siiyo AAmiin Aamiin

1- Mustafe Cabadi Xabashi
2- C/ kariin maxamed Faarax dhago
3- Axmed Carab Da,uud
4- Mawliida jaamac aloore
5- C/rashiid jibriil Aamin
6- Idiris Xadi Ibraahim
7- C/qaadir maxamed Cilmi
8- C/qaadir cabdi Jibriil
9- khadar Yuusf Ibraahim
10- Rashiid Xadi idle
11- Samatar Xamse Aadan
12- Shire muuse jaamac
13- C/risaaq Axmed Kuwait
14- C/kariin Daheeye Ismaciil
15- C/qani C/laahi Jiiro
16- Maxamed C/laahi Diiriye
17- Faysal Faarax Aleel
18- C/karin Jaamac ALeel
19- C/raxamaan Ali Rooble
20- C/raxmaan Xuseen Xirsi
21- cumar Xaaji Daahir Aw Cilmi \
22- Maxamed xildhibaan Aare
23- Axmed Suldaan ( xildhibaanka *
24- Yuusuf Xuseen Suldaan
25-C/qani Dhagjar
26- Shirwac Arki JIrey
27- muxiyadiin baabuloo
28- Mawliid Dacawo
29- NIcmaan Makeyl
30- Fadxiyo maxamed xasan
31- khadra Xasan Kaahin
32- Raxma Sheekh C/laahi Muuse
33- Maxamed Ismaciil Axmed (Konka)


Xamse Samatar

samatar52@hotmail.com

Thursday, November 08, 2007

Tacsi: Bahwaynta Saylici iyo asxaabtoodu waxay tacsi u dirayaan - Cabdiqani Ibrahim Farax Waadhawr oo Abihii...More

anagoo ah bahwaynta saylici oo intayada badan deris la'ahaa Ibrahim Farah Waadhawr waxaan tacsi u diraynaa qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Aabo Ibrahim Farah Waadhawr oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Borama; ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo qaraabadiisii iyo eheladisii ilaahay samir iyo iiman hanaga siiyo.

Marxuum Ibrahim farah Waadhwar oo bahwaynta saylici badan koodu kusoo ag koreen; ibarahim Farah oo ahaa aabo ehlu diin ah oo dhamaantayo noo ahaa aabo aan kaga dayano ala ka cabsiga iyo taqwada korkiisa ka muuqatay.

waxaan tacsi si gaar ah ugu ditaynaa wiilkiisii Cabdqani Ibrahim oo ah saxaaibkayo oo ku sugan dalka djibouti.

Mukhtar Cige Amin
Cabdikarin Dahir Bile
Cabdiwahab Cilmi Boqore
Samaron Cabdillahi Cilmi
Faysal Muxumed Cilmi
Abaadir Soodan Cilmi
Cabdi Nuur Cawaale
Xassan Daahir
Geesh Qasim
Nasir Ahmed Miisaan
Daauud Adan Ibrahim
Mohamed Aadan Ibrahim
Yassin Maydhane Geele
Mohamed Xussen Ibrahim (shoodhe)
Cabdirahim Xuseen Ibrahim
Cabdirahman Xaaji Muhumed Suldan
Khayre Idris Xaaji Cabdi
Ilyas Idriss Xaaji Cabdi


iyo dhamaan inta aan immika halkan lagu soo koobi karayn oo aad uga naxay geerida ku timid Aaabo Ibrahim Farah Waadhawr; Ilaahay ha u naxariisto ....aamiin

Monday, November 05, 2007

A Note of Condolence to Murad Abdalla Mubarak’s Family and Friends

On behalf of all the members of the SUPROCON (Somaliland United Roads and Ports Construction) and my family, we are conveying our condolences to the members of all Abdalla Mubarak family and Murad’s children.

A short Biography of the late Murad Abdalla Mubarak

The sudden death of Murad Abdalla Mubarak few days ago in Hargeisa, Somaliland was a shocker, but as Muslims we know that the every soul will taste death. Murad came from a prominent Zeilite family. At the peak of the decline of Zeila, the Mubarak Kusayl family moved to Borama and eventually to Hargeisa, where they have a thriving business. Murad came from a very large family, a family that includes medical doctors, economists, talented artists and business men. Moreover, a good number of the Abdalla Mubarak family are bestowed with artistic talent.

Murad was a renowned artist who have designed so many land mark paintings and art in the former Somalia. Murad accomplished his middle and high schools in Hargeisa. He also went for higher studies in Italy and Germany. At the height of the ravages of the former dictator of the former Somalia, Musrad immigrated to Saudi Arabia and eventually settled down in Ottawa Canada. Though his life achievement are countless, what he did in Somaliland since the country reclaimed its independence is phenomenal.

Among other things he is the man who designed the Somaliland flag, the Somaliland passport and many other works. Before his death he was working on a comprehensive map on Somaliland, showing the natural regions, rainfall, vegetation, topography, physical features such as mountains, waterways, plains, wild life and many other things. Certainly the nation has lost an irreplaceable genius and an iconic artist and philanthropist. He was a giant with huge civil engagement leanings. His immense contribution to the new resurgent Somaliland will be remembered for may years to come. May Allah bless his soul. (Rahmatu Allaahu Alayhi).

Suleiman Egeh

Email: soleimoneg@yahoo.com

Wednesday, October 31, 2007

Tacsi: Ahmed Gurey Nur - tacsi ka timi reer Cali Khayre ay u dirayaan Qaraabadii Ahmed Gurey

Aabo Cali Khayre iyo Hooyo Xabibo Xadi

1. nimco cali khayre
2. ruun cali khayre
3. maxamed cali khayre
4. umayma cali khayre
5. muxiyadin cali khayre
6. caasha cali khayre
7. muxibo cali khayre
8. hasan cali khayre
9. idil cali khayre
10. huseen cali khayre
11. hodan cali khayre
12. abdi qani maxamed abdilahi (abu walad)

dhaaman dadkasi waxay tacsi u dirayan ehaladi iyo qarabadi u ka geriyoday marxuun ahmed guray nuur oo ku geriyoday magalada borama waxay dhaaman dadkasi ilahay ugu bar yayan inu samir iyo iman ka siiyo dadki uka tagay isagana ilahay waxay uga baryayan inu raxariso jano siiyo...Aamiin Aamin

Tacsi: Ahmed Gurey Nur - Alla ha' u naxariisto

Bahda Saylici iyo dhamaan asxaabtoodu waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun axmed gurey nuur - alla ha' u naxariisto qaraabadiisiina samir iyo iimaan alla haka siiyo...aamiin

Mukhtar Cige Amin
Abdiwahab Cilmi Boqore
Cabdikarim Dahir Bile
Geesh Qasim
C/rahman Xaaji
Mahamed Adan
Ahmed Ibrahim Cateeye (Qabyo)
Yassin Mayraneh Geele
Mahamed Muse Kaahiye
Cali Kahiye Kaahin