Wednesday, August 08, 2007

Dadka Waxaan Uga Danbayney Warbaahin La'aan - By: M. Kahin

sida aad lawada socotaan aduunka waxaa la isku dhaafey warbaahinta la,aanteedna waxba kama ogaan kartid waxa ka dhacaya xataa garabkaaga .aan usoo dhaadhaco waxa aan ugu soo qaatey mowduucan ee igu kalifey waxa weeye markaan arkay nin dhaleeceynaya warbaahinta gobolka ee maanta hana qaadey una soo jeesatey horumarka gobolka ha ahaato dib udhiska.Wacyi galinta iyo waliba haqabtirka wararka gobolka.

somalida aan aragno cid walba waxey leedahay website ugaara oo danteeda ka hadasha anagoo nalagu tilmaamo dadka somali ugu aqoonta badana maanu laheyn sanadihii ugu danbeeyey wax warbaahina oo magaca gobolka ku hadasha hadaba maxaa ku kalifey ninka la yidhaahdo DAAHIR ASKAR dhaleeceynta warbaahinta iminka noo soo baxdey halkii uu ka taageerilahaa?

walee anuu garan maayo hadii cid gaara uu ninkaasi saluugey lakiin waxaan odhan lahaa wax walba oo aad dhaliileyso bedelkeeda ayaa la keenaa markaa hadii ninkaasi leeyahay qolooyinka wax soo qora ayaan dhaliilsanahay waxaan leeyahay aduu ku soo dhawoow wax qoritaankoo danta gobolka iyo tan beelaha awdal ka hadal warbaahin ayaa la isku dhafee .walalayaal waad aragtaan kolkii warbaahinteenu soo bandhigtey ciyaartoydeenii lagu dhagaxeeyey bartamaha hargeysa in sagaal wasiir iyo udubadoodiiba iney yimaadeen caasimada awdal ee boorame kana raaligaliyeen shacabkii iyo dhalintii sportigaba waxii ku dhacey ,waar ma cid ayaa ogaan jirtey hadeyna warbaahintaas laga akhrisan sida lughaya, boramenews, saylac.com, iyo saylicipress jawaabtu waa maya.

horaa loo yidhi ninaan hadlin hooyadii qadisey dhalinyarada u istaagtey iney wixii warara naga haqabtiraan iyo wixii fikira ee maskaxdeena ku jirana soo bandhigaan aad ayey u mahadsan yihiin ayaanu leenahay marna ha ka xumaanina inta yar ee faro ku tiriska ah ee wax walba u aragta khaladka ,waxaan kaloo idin xasuusinlahaa garoonkaas biroole ee maanta loo wada istaagey dhiskiisa warbaahinta ayaa qeybta kowaad ka qaadatey ha ahaato ururinta lacagta dhiiri galinta inta aan hore wax u fahmin jecelna wax qabatka warbaahinteenan hana qaatey waa afkii gobolka awdal cid walba oo akhrisataana baahideena iyo u jeedkeena ayey ka dhadhamineysaa halkaa waxaa nalagu xantaa dad aan sheegan waxa ay jecel yihiin iyo waxa ay neceb yihiin si xantaa u baaba,do waa inaan ka wada qeyb qaadanaa gacan qabashada warbaahinteena wixii yaree khaladaadana sidii wanaagsan aaan ugu sheegnaa.

ogaada cidina mushahar kuma siiso ragaa isxilqaamey ee danta shacabka soo qoraya had iyo jeer ee dadaalka dheer muujinaya ,warbaahintuna wax walba wey u banaan tahay iney ka hadasho xaga caafimaadka,dhaqaalaha ,siyaasada iyo wax walba oo markaa jiraa waxaan idin leeyahay jidka wanaagsan ayaanu iminka dhabaha saarnee ha ka daalina waxa la isku dhaafeyna waa warbaahintee wax qabadkiina sii hormariya aad iyo aad ayaana u mahadsan tihiin hadalka aan jawaabta ka bixinayeyna wuxuu ahaa qoraalkii ninka la yidhaa daahir askar ee cinwaanka uu uga dhigey MAXAAD KA TAQANAA LIXDA WEBSITE EE RER AWDAL.

MAHAMOUD ISMAIL KAHIN
kahin76@yahoo.com
Cairo, Egypt

1 comment:

Anonymous said...

порон онлайн студентки http://free-3x.com/ малолетку трахнули в жопу free-3x.com/ порно с малолетками фото [url=http://free-3x.com/]free-3x.com[/url]