Tuesday, May 08, 2007

Hanbalyo!!! Ardaydii ka qalin jabisay jaamacada Camuud!!!

Hanbalyo!!! Ardaydii ka qalin jabisay jaamacada Camuud!!!Bahda Saylici waxaan ugu baaqaynaa dhamaan ardayda qalin jabisay oo aan ka dooran doono labada arday ee ugu saraysa dhibco ahaan marka la isku celceliyo imtixaanada laga qaaday ama (cumulative GPA-ga ugu sareeya haysta), iyo kuwa qoraalkoodu ama ujeedadooda waxbarasho ay muuqato.

Jaa'iisada ugu saraysa waxaan siinaynaa ardayda xisaabta iyo sayniska qaatay ee raba inay caafimaadka iyo wixii saynis la xidhiidha inay mustaqbal ka dhigtaan, kuwa dhaqaalaha iyo maamulka ayaa ku xiga ilaa kuwa kale la gaadho.Soo dir:
magacaaga oo saddexan
waxa aad baratay (your Major)
waxa aad rabto inaad noqoto (Career: future profession or occupation)
qoraal aad kusoo koobayso sidii loo hore marin lahaa Gobolka Awdal iyo waxa aad u aragto inay ugu horeeyaan ee aan u baahan nahay inaan qabano.


Halkeed jeceshay inaad ku noolaato ama wax ku barato
Xidhiidhka macalinka iyo ardayda jaamacada Camud? is you teacher fair?Bahda Saylici dhinacayga (what to expect from us)
Jaa'isad lacag ah
(Scollarship or Immigration to Canada or U.S.A) Dibad u dhoofin adigoon joojinayn waxa aad qabato ama aad rabto inaad qabato; sponsor-ka oo qaata sanado dartii marka la joogo geeska Africa


mudo afar todobaad ah waan kusoo jawaabaynaa (we will respong in 4 weeks)
Language of Communication at this time (afka aan ku xidhiidhayno immika ahaan): Somaliwe will not publish any information you sent without the permission of the student.

We will respect the privacy of the students. Female science students will be given the priority.warbixin taadu waa mid gaar ahaaneed waxa keliya oo aan gudbin doonaa qaybta aad rabto inaan gudbino. ardayda haweenka ah ee sayniska bartay ayaa la siinayaa mudnaan gaar ah.Send it: You Get nothing to lose; Promise - it is win win situation(First 25 entries will be important)

No comments: