Wednesday, October 31, 2007

Tacsi: Ahmed Gurey Nur - Alla ha' u naxariisto

Bahda Saylici iyo dhamaan asxaabtoodu waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun axmed gurey nuur - alla ha' u naxariisto qaraabadiisiina samir iyo iimaan alla haka siiyo...aamiin

Mukhtar Cige Amin
Abdiwahab Cilmi Boqore
Cabdikarim Dahir Bile
Geesh Qasim
C/rahman Xaaji
Mahamed Adan
Ahmed Ibrahim Cateeye (Qabyo)
Yassin Mayraneh Geele
Mahamed Muse Kaahiye
Cali Kahiye Kaahin

Faalo: Qurba jooga Reer Awdal saamayn intee leeg ayay ku leeyihiin waxa qabadka gobalka? S. Suxufi

faalo wariye sakariye suxufi

marka hore waxaa mahad balaadhan iska leh Ilaahay ina siiyaya nicmooyin faro badan oo ay ugu horayso in uu inaga dhigay bulsho muslin ah oo leh dhaqan iyo xadaarad soo jireen ah oo ay inooga tageen awawyaasheen umada walba marka ay samaynasyo horamar waxaa laga eegaa dhinca bulshadeeda taas ayaana ka soo dheegan karnaa horamarka mustaqbalkeeda sida uu ahaan doono ,
bulshada reer awdal oo ah umada ka dhisan dhicana waxbarshada. kuna amaanan inay wax ka qabtaan baahiyaha ka jira gobalka haba yaradaan hadab intaan u goda galin faalanada aan u ugu magac daray “qurba jooga reer awdal saamayn intee leeg ayay ku leeyihiin waxqabka gobalka” ayaan indhaha laga qarsan Karin ama qoraalkan laga reebi Karin wax qabka taariikh galka ah ee ay bulshada reer awdal ku soo kordhiyeen nimanka ixtiraamka badan u hayo ee isku hawla inay la socdsiiyaan bulshada reer awdal ee ku kula baahsan daafaha aduunyada in ay u soo gudbiyaan dhacdooyinka ku cusub gobalka iyo dalka waxa ku soo kardhay ragaas aan sheegayo waxaa weeyi nimanka tafaftirayaasha ka ah 6da wabsaad ee kale ah lughaya .com harowo.com boramanews.com awdalnews.com saylac.com iyo sayliciperss. akhisrte waxaad ogtahay ama aad la socotaa in ragaasi ay wax dhaqaale ku hayn warbaahintaas ee ay ka tahay hor ilaahay iyo iyagoo jecel in ay ka habaq tiraan wararka gobalka iyo ka dalka dadka ku nool qurbaha taasna waxaan ku leeyahay Aaleh xasnaad iyo khary ha idiinku badlo waxqabadkiina.akhriste aan daboolka ka qaado faalada.

waxa jira in wixii ka dambeeyay burburkii ka dhacay dalka uu saamayn xoog ah ku yeeshay nolashii bulshada soomaaliyeed kaaga dareenee waxaa kala haajiray hooyooyin iyo caruur ay dhaleen oo mudo aan is arag oo ku kale maqan qurbaha taasna waxaa u dheer in caruurta soomaaliyeed qaar kood aanan arag dalkooda hooyo taasina waxay saamayn ku yeelatay dhiigooga .markay nolashii dadku adkaatay waxaa dhacaday in bulshadu la timi firkir ah in ay wax ka badalaan habkii ay u mari la haayeeen inay helaan nolal dhaanta tan ay ku nool yihiin ayaa waxaa dhacday in bulsho badan oo reer awdal ah ay u haajiraan qurbaha tagidaa ay tageen qurbaha waxay u sahashay in ay dadkii ay kaga tageen dalka ay ka kabaan dhinaca dhaqaalaha taasna waa caadadii iyo dhaqankii lugu yaqaanay bulshada reer awdal in kastoo ay dumarku u badan yihiin dhican soo dirida biilasha taasna waxaad ku ogaan kartaa hadii aad tagto goobaha laga soo diro lacagta waxaad arkaysaa in 80% ay yihiin haweeen hase ahaatee way jiraan rag badna oo soo dir biilasha laakin dumarka ayaa kaga firficoon dhinca soo dirida biilasha.marka la eego bulshada reer awdal waxay gobalka soo galiyaan dhaqaale badan marka loo eego bishii inta ay soo diraan waxaa lugu qiyaasi karaa boqolaal kun oo doolar taasna waxan ku sameeyay dabagal.

dhanka kale magaalada boorama waxaa ku soo kordhay 10kii sano ee u dambeeyay dhismayaal qurxoon oo aad ka daalacan karto marka aad maraysid wadooyinka magaalada waxaana qurbo jooga reer awdal hadii ay dhismayaasha isdan ku sii wadaan waxay magaaladu isku badali doontaa sida caasimadaha caalamka taasina waxaan sugaynaa xilgeeda. hadaba marka laga tago biilasha ay soo diraan qurbo jooga reer awdal iyo daaraha quruxda badan ee magaalada ku soo kordhay in aanu jawaab u helno su’aasha ah. maxaa ka hortaagan qurba jooga reer awdal in ay maalgashi ku sameeyaan gobalka oo ay keenaan warshado? iyagoo wada socad ama shaqsi shaqsi ah waxaa jira oo aan

halka hoose ku sharxi doonaan dhawr muwaadin oo magaalada maalgashi ku samaytay hase ahaatee waxaan su’asha kor kusoo sheegay u dhaafayaa dhaamaan bulshada reer awdal ee ku nool qurbaha . waan ogahay ama aan ka warqaan inay wadaan lacag qaadhaan ah oo ay ku samaynayaan qurba jooga reer awdal garoonka biroole ee inta badan dayaco ku muuqday taasna waxaan leeyahay hambalyo halkaasna ka sii wada dadaalkiina laakin qurbe jooge agsoonaw goobo badan oo ka mid ah gobalka oo ay ka muuqaat in wax laga qabto sida tigada saylac , madaarka borama (Aadan isaaq) iyo meelo badan oo halkan ku soo koobi Karin.
bilihii u dambeeyay waxaa jray in abaabul xoogan wadeen ganacsatada magaaladu oo ku wajahan sidii wax looga qaban lahaa baahida ka jirta xaga laamayada sida ay ii sheegeen dad ku dhaw dhaw ganacsatadad gobalka arinta laamayadu meel fiican ayay u maraysaa hase ahaatee waxay u baahan yihiin caawin weyn oo ah in wax lala qabto wali may dhinci in maalqabeenada reer awdal qaar kooda arintaa laamayada ah wax kaga darsan waxaa la yidhi far kaliya fool ma dhaqdo waxaanse ugu bishaaraynayaa bulshada jecel hormarka gobalka in sanadkan soo socda ee 2008ku ugu bariya doono waa cusub oo u dhasha dadka reer awdal waa hadii sidii loo ogaa wax u socdaan .Tusaale bal aan u soo qaato nin reer awdal ah oo tagay qurbaha sanadku markuu ahaa 1975kii ilaa iyo maanta oo Eebe cimrigiisa gaadhsiiyay inkastoo aan jeclayan inaan magacaabo waxa uu soo diraa maalintuu uu galay qurbaha ilaa iyo maanta bishii lagaca dhan 400$ bal xisaabi inta ay noqonayso maanta waa malaayiin doolar . miyaanay ka fiicnan inuu dalka uu keeno warshada yar oo dadkiisu iyo dadka kale ka helaan shaqo iyo faa’ido isna waxay u ahaan lahayd magac iyo ajar bal aan u soo daadago dadka magaalada maalgshi la taaban karo ku samaystay ee mutasaytay in lugu abaal mariyo bilad sharaf ama lugu daro buuga taariikhda inkastoo la yidhi taariikhdu iyadaa isqorta ee lama qoro.

1: Idris maxmuud sacad(idirsi cunaaye) waa muwaadin reer awdal ah oo ka damqaday baahida ay u qabto magaaladiisu in ay hesho hotel wayn oo casri ah oo la jaan qadi kara dunida hormartay waa mulkiilaha iskag leh hotel Rays waxa uu dagan yahay boqortooyada sucuudi carabiya waa muwaadinkii ugu horeeyay ee ka dhisa magaaladiisa hotel casriya oo bulsho badan oo aan arag markii ay arkeen ay la dheceen quruxiisa waa oo hotel ka kooban qaybo kale duwan ee laga heli karo adeeg hufan oo diyaar kugu yihiin dad u leh xirfad wax walba oo aad ugu baahato kuu keenaya. waxaa lugu tirayaa inuu ka mid yahay 4 hoteel ee ugu waaweyn jamhuuriyada somalilanad laakinse waxa uu kaga duwan yahay hotel Rays kuma arkaysid wax dhaqan xuma ah oo u keeni karta magac xuma tusaale ahaan marka lugu tumayo aroosayda waxaa caado ah in arooskaas ay ku kulamaan bulsho badan oo ka kooban rag iyo haween oo is dhex boodaya laakinse hotel Rays taas uu ka madhan yahay marka ay jiraan aroosku waxaa loo og layahay in ay ka qayb qataan dhawr rag ah oo kale socda labada aroos taasan waxaa luugu ogal yahay in ay ka caawiyaan waxa ay u baahan yihiin aroosku . akhriste maalqabeenka Idirs maxmuud sacad (ina cunaaye) wax uu is taa hilaa in la siiyo bilad sharaf sababtoo ah wax uu magaalada u soo kordhiyay magac iyo qurux hadab isagu faa’ido intee leega ayuu ku qabaa hotel Rays waxaan odhan karnaa inta uu ku qabo waxa ka badan inta ay ku qabaan bulshad reer awdal ha noqto inta shaqaale ee ka hawlgala hotelka. waxaa jirta in maanta borama quruxdeeda ka turjumayo hotel rays oo marka aad magaalo ku tagta dalxiis waxaa lugu dagaa hoteelada ku yaale ama ka ugu qurux badan ee soo jiidanaya bilicad magaalada alayleh ninkaa nin dheh,

2:Yaasmiin jaamac saylaci waa gabadhii ugu horaysay ee maalgashi la taaban karo ku samaysa gobalkeeda waa gabadh dagan dalka jamhooriyada jabouti iyadu waxay aragtay in gobalkeedu u baahan yahay warshad si faysa biyaha waa gabadha iska leh warshada biyaha si faysa ee lugu magacaabo Shifo shirkadaas waan garan karnaa inta shaqaale ee ka hawl gala hadii la heli lahaa shirkado sidan oo kale ugu hawl gala gobalka waxaa soo bixi lahayd shaqooyin badan oo dadku ka helaan laakin waxaan ku boorinayaa in gabadhaa lagaga daydo wax qabadkeeda alayleh gabadhaa gabadh dheh,

3:Amoud foundation waa urur ay ku bahoobeen qaar ka mid ah qurbo jooga reer awdal xaruntiisuna waxay tahay dalka maraykanka la iskama qarin karo waxtarka oo u leeyahay bulshada reer awdal gaar ahaan kuwa ku nool gobalka waxa uu hada wadaa dhakhtar weyn oo ku yaala bariga magaalada borama waxaana lugu magacaabaa cubitaal Al xayaad waa dhakhtar dabooli kar baahida bulshada reer awdal iyo kuwa ku dhaqan geeska afrika waxa kale oo Amoud foundation caawimo u fidiyaan ururka lugu magacaabo Kaalmo waxa kale oo ay dhawaan taageero dhaqaale u fidiyeen dhakhtarka borama oo ay ku deeqeen lacag aad u badan oo la odhan karo dhakhtarku baahi weyn ayuu u qabay, dhanka kale waxa uu dhakhtarka u soo iibiyaan waxyaabo badan oo uu u baahan yahay oo maanta dhex yaala dakhtarka lama soo koobi karo wax tarka uu ururkaasi ka filiyo gabalka awdal hadab qurba joogii reer awdal ma intaas ayaa ka dhex iftiimaysa mise warshado ayay soo wadaana alayleh ururkaa urur dheh,

marka aan dhawrkan shaqsi ku daray qoraalkaygan waxaan ugu jeedaa in bulshada reer awdal kaga daydaan waxa qabadkooda iyana waxay u taha dhiiro galin .
guni iyo gabagabadii waxaan ku soo gunaanadayaa maansadan yar ee aan ugu talo galay nimanka tafaftirayashay ka haw warbaahinta Awdal

Warbaahintan awdal
Waa mid aad u wanaagsawoo
Aduunkood oo dhan ku baahdayoo
Rag aqoon sare leh hoo
Tignoolajikaga yaqaanoo
Aaladaha wax diraa
Aduunkooga ku iibshoo
Intifaacan awdal ku ceeshtoo
Ilaahi I abuurayaw
udgoonaw nabiyaw(scw)
Nimankaa ishtihaaday
ifka ay ku dhargaanaw
Markay aakhiraw gaadhaan
Udgoonaw janadii
Albaabka ku beeg
Ha ku waaran abidkeed
Warbaahinta awdal
Waa mid aad u wanaagsanaw
Nimankaa ishiti haaday
Aaladaha wax diraaya
Aduunkooda ku iibin
Way abaadi lahayd
Anfacay ku qabaan
Waa mid aad u yaraw
Ilaahi I abuurayaw
Udgoonaw nabiyaw(scw)
Nimankaa ishtihaaday
Ifka ay ku dhargaan
Markay aakhiro gaadhaan
Udgoonay janadii
Albaabka ku beeg
Abidkood ha ku waaran

wariye sakariye carab cadan (suxufi)
borama
email sakariyesuxufi@hotmail.com

Tuesday, October 30, 2007

Education in Somaliland: as Racist as in fake Ethiopia?



Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis
Politics is the Art of the Effective and the Realistic; as such, it necessitates a permanent balance among various positions and interests. When politics turn to extreme, leaders, parties, countries are manipulated without their choosing, setting thus the context for their dependence.

Two new countries in the Horn of Africa region, Eritrea and Somaliland, have proven that by pulling on the string, they simply reach an impasse. Eritrea focused excessively on foreign issues, getting involved in wars against Sudan, Yemen, and Ethiopia. Because of this, Asmara jeopardized its own chances for socioeconomic and educational development.

Somaliland attributed a great part of importance to its alliance with Abyssinia; as Somaliland represents a part of the Somali territory, is inhabited by Somalis, and reflects part of the Somali National and Cultural Heritage, an alliance with Abyssinia, fallaciously re-baptized as Ethiopia, is practically impossible.

The reason is simple; you cannot become the ally of those who disrespecting your past and national heritage, hate your heroes, defame and minimize if not usurp your past, and oppress your compatriots, who happen to be involuntarily included of their territory.

Of course, even if there was not a Prehistory of Abyssinian Hatred against Somalia, even if Ogaden was not comprised within the Abyssinian territory, reasons of political and moral order would not possibly tolerate any cooperation, let alone alliance, with tyrannical, dictatorial Abyssinia, where so many tyrannized peoples have been met with Africa’s most atrocious practices and strategies of subjugation and repression.

Following the earlier publication of an article about recent, most preoccupying developments in Somalialand (Somaliland turns from Hope to Despair / http://www.buzzle.com/articles/somaliland-turns-from-hope-to-despair.html), a great number of Somalis from all parts of Somalia, Ogaden included, wrote to express solidarity, support and thanks.

In parallel, I received one – only one – mail from a Somali citizen of Somaliland, who expressed disagreement. The style of his reaction underscores the problems of Somaliland’s politics. As it is an indicative case, we find it beneficial to first publish and then comment on it. Numbers encrusted in the text refer to points of commentary.

Abdirizak Abdi, Somali citizen of Somaliland, writes:

“Sir, your hate for Ethiopia is so ugly 1 and makes you sound very petty 2. why dont you focus on Greek/Turkey problems and leave Africans alone 3. You are ignorant about the subject 4 that you are trying to talk about and you are not only making a fool out of yourself but strengthening those that you trying to work against.

I am a Somalilander and I sympathize with Meles 5 more than I do those useless Ogadenis 6. We have not forgotten the days of Siyyad Barre when we welcomed their refugees to Hargeisa and fought their war against Ethiopia only for them to turn around and kill us at the order of their Kin Siyyad Barre.

Learn the real history of somalia before uttering your emotional and biased nonesense that is shamelessly anti Ethiopia 7.

Long live Somaliland 8 ...:Long Live Etthiopia!!” 9

1. I don’t think anyone can find in my texts anything but rejection of the totalitarian practices by the Abyssinian barbaric and dictatorial rulers; this cannot be called ‘Hatred’. On the contrary, ‘hatred’ has been mostly and predominantly the basic characteristic of the Abyssinian invading armies and occupying forces; it was an unbelievable hatred mercilessly expressed by the cruel, perfidious and inhuman Amharas against the Oromos, the Afars, the Ogadenis, the Kaffa, the Shekachos, the Agaw, the Sidama, the Anuak, the Wolayita, the Kambatta, and others.

The question is this:

- Are the principles of Justice, Equity and Fairness basic elements of the educational system in Somaliland? Or contrarily to the hopes of the civilized world, has the non recognized country set the basis of its educational system on partiality, bias, and the sick Amhara egotism?
What monstrous state can a country be, if its citizens – like Abdirizak Abdi – are concerned with the supposed hatred expressed by just one person, and at the same time they disregard, avoid criticizing, and wholeheartedly accept the methodic, systematic, and massive Hatred of the Abyssinian hyenas that for more than 100 years ruined the lives and the culture of so many tyrannized peoples?

What monsters does Somaliland produce, and what is in this regard the responsibility of the indigenous minister of Education? On what grounds does Somaliland ask international recognition when such cantankerous and immoral graduates are prone to partiality and biased predisposition? How can characteristics like this unashamedly become part of the education Somalis get in Somaliland, in straight opposition to the Noble Somali traditions of Fairness and Benignity?

2. And how does a citizen of Somaliland sound, when behaving as a squalid slave of his own Heritage’s worst enemy?

3. ‘Leave the Africans alone’ sounds like ‘Leave the Europeans alone’ said to Americans and Soviets at the times of WW II! It also sounds like ‘let the Hutus kill the Tutsis’; how convincing!
Again, the perversity and the viciousness of Abdirizak Abdi’s mind is shown in this: he dares suggest to me to ‘leave the Africans alone’, whereas he did not say earlier the same to Richard Pankhurst, the ridiculous bogus-professor and ignorant pseudo-scholar, the most appalling falsifier of the Eastern African History! If fairness and not distortion prevailed in his mind, he would have asked the colonial relic of Pankhurst to get lost out of Africa.

4. When two years ago, I published four articles about the Historicity of Somaliland and the Other Berberia, the oligarchic state that existed on the same soil before 2000 years (Somaliland's historicity and the Periplus of the Red Sea / http://www.buzzle.com/editorials/8-20-2005-75188.asp - Somaliland – 'The Other Berberia' according to ‘the Periplus of the Red Sea’ / http://www.buzzle.com/editorials/8-23-2005-75321.asp – Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland) / http://www.buzzle.com/editorials/8-28-2005-75652.asp – The Eastern Coast of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland) according to the ‘Periplus of the Red Sea’ / http://www.buzzle.com/editorials/9-17-2005-77004.asp), I was knowledgeable; but because the uneducated slave of Somaliland thinks so, I now become “ignorant”! How pathetically idiotic!
However, the likes of the slave Abdirizak Abdi lost the opportunity to understand that the analysis of the historical texts pertaining to the Other Berberia helps only prove that the minuscule and insignificant Abyssinian kingdom of Axum did not control areas beyond Avalites (today’s Assab), damaging therefore the credibility of pseudo-scholars like Pankhurst and the Amhara – Tigray cannibals of the Abyssinian pseudo-universities who shamelessly assert execrable lies that suit the expansionist needs of their tyranny.

5. I don’t believe that any other except a Neo-Nazi could compose a sentence like that for the bloodthirsty, most criminal, and most inhuman dictator of Africa. That is why it is necessary to conduct an investigation in the Primary and Secondary of that unrecognized country in order to clarify whether under the coverage of the non recognition, Somaliland promotes similar type of Neo-Nazi, racist education as the Amhara – Tigray led tyranny of Abyssinia.

6. “Useless Ogadenis”: typical racist vocabulary, involving “useless Jews”, Untermenschen, “Gallas”, “insects” and the entire inventory compiled by the racist Amharas, Africa’s alien and barbaric element.

7. Ethiopia is the Ancient Greek name for the kingdom of Kush, in the immediate South of the Egypt, in the area of today’s Sudan. The modern tyranny of Abyssinia has absolutely no right to the fair name of Ethiopia; so I am not anti-Ethiopian, and I am not even anti-Abyssinian. If the Neo-Nazi elite of a barbaric realm like that of the Amharas and the Tigrays propagates historical falsehood, it is my right, as Historian, to denounce the falsehood and to state the correct.

8. With many people like Abdirizak Abdi, Somaliland will soon cease to exist.
9. The end of fake – Ethiopia started already; in Ogaden. And this is full ‘proof’ that the Ogadenis are not ‘useless’ as the uneducated, Neo-Nazi Abdirizak Abdi ridiculously assumes.
In a forthcoming article, we will address the case of Somaliland’s education in its entirety.

Note

Picture: Berbera - The main harbour of Somaliland; as long as Amhara and Tigray Abyssinians massacre the Ogadenis, Abyssinians have no place in this harbour.

Source: American Chronicle - First published Oct. 28, 2007

Somaliland introduces displaced support tax

The government of Somaliland has announced the introduction of a 2% tax increase so as to raise funds for the displaced Somaliland citizens in the country’s Sool region.

Somaliland President Dahir Riyale Kahin decreed that supporting the displaced citizens of Las Anod town is the responsibility of the government and Somaliland people. Las Anod is a border town that has been occupied by the semi-independent Somali region of Puntland for years.
Puntland occupies most of the Sool and Sanaag provinces of Somaliland Somaliland has been described as a country with one of the most unfair tax systems in Africa. Operating on a regressive system, Somaliland proportionately levies higher taxes on the poor.

Besides, the goods consumed by the poor [which are easily taxed] attract higher taxes in Somaliland. In that, people who spend more than 90% of their income on food become victims of highest tax burden. On the contrary, goods [luxury] and services used by Somaliland’s wealthy families are either exempted from being taxes or attract little tax.

Somaliland’s tax structure is also said to be “inefficient and expensive to administer” as huge amounts of the collected taxes meet the administrative cost. Apart from collecting taxes in an arbitrary and non-accountable manner, large amounts of Somaliland’s taxes find themselves into the pockets of tax collectors and corrupt government officials.

By staff writer
Source: afrol News

Man poisons wedding guests in Somaliland

HARGEISA, Somalia (Reuters) - Authorities in the breakaway Somali republic of Somaliland have arrested a man for poisoning dozens of guests at his younger brother's wedding.

Ambe Abdillahi Omer, 39, apparently poisoned sweets he handed out at Saturday's celebration near the Ethiopian border, and also put poison in water jugs and on eating utensils.

The local chairman of Faraweine, Hassan Mohamed Abdirahman, said one of Omer's brothers and a sister had died. Omer's mother and four other people were seriously ill in hospital.
"He distributed about 200 poisoned candies to all who participated in the ceremony," Abdirahman told reporters. "It is a miracle that the bride and bridegroom are safe."

The chairman said Omer had confessed to trying to kill as many people as possible, and said he had no regrets. The motive behind the attack remained unclear, the official said.

Source: Reuters

Monday, October 29, 2007

"ACCIDENTAL POLITICIAN" Somali PM resigns after feud with president - Reuters

By Ahmed Mohamed
BAIDOA, Somalia, Oct 29 (Reuters) - Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi resigned on Monday after a long feud with the president that frustrated Western backers and split the government while it faced an Islamist insurgency.

With no sure candidate to replace him, it remained unclear whether Gedi's departure would unify the interim government or set it down a new path of disarray."Today, I want to state that I am going to resign, that I am leaving the government," Gedi told parliament in the south-central trading town of Baidoa. His remarks brought applause from legislators who for weeks have been poised for a no-confidence vote in Gedi pushed by President Abdullahi Yusuf."I wasn't forced to resign, it comes from me.

I am not going anywhere and I will be here with you as a legislator," Gedi added.His resignation came as shells struck the capital Mogadishu for a third day, in the worst fighting in weeks between Islamist rebels and allied Ethiopian-Somali government troops.The Yusuf-Gedi rift had hindered progress by the government, the 14th attempt at installing central rule in Somalia since dictator Mohamed Siad Barre's ouster sunk Somalia into anarchy in 1991.After Gedi spoke, Yusuf welcomed his exit. "With respect to the situation the country is undergoing, the humanitarian catastrophe facing us and the longstanding deadlock among us, I welcome the resignation," he told parliament.Gedi's cabinet has been dissolved, and Yusuf asked parliament to meet on Monday afternoon to appoint a temporary prime minister while a permanent replacement is found.

ACCIDENTAL POLITICIAN

A veterinary surgeon by trade, Gedi rose from obscurity three years ago to become prime minister at the end of Somalia's peace talks in Kenya.Although he and Yusuf have shared Addis Ababa's support since they came to power in late 2004, the two have been at odds almost from the start.

They began to work together earlier this year until the rift widened again when they backed separate parties interested in Somalia's oil potential.Yusuf's allies say the president, with some Western support, decided in September that Gedi must go and set out to force him from office with a constitutional ploy that would have effectively been a no-confidence vote, if successful. Gedi tried to garner support from his powerful Hawiye clan in Mogadishu. But he never got the unified backing he needed -- especially since many Hawiye have complained he was not their choice to take the clan's top position in government.

Yusuf hails from the rival Darod clan, and as such the prime minister had to be a Hawiye as part of a power-sharing agreement reached at talks in Kenya that gave birth to the government.Distrust of Yusuf as a Darod and dissatisfaction with Gedi as prime minister have kept the Hawiye mostly against the government since its inception. Those factors, diplomats and analysts say, made it difficult for the government to return to Hawiye-run Mogadishu until the Ethiopian military helped them over the New Year, only to be met by a Hawiye-backed Islamist insurgency.

That rebellion has challenged a government that has struggled to keep itself together in the best of times, while citizens of Mogadishu have fled the fighting by the thousands.On Monday, students and teachers fled shelling that struck the Hodan and Hawlwadag areas, witnesses said. Many diplomats and Somalis hope that if the Hawiye get their say on the prime minister this time, the insurgency may cool.

(Additional reporting by Bryson Hull in Nairobi)

Sunday, October 28, 2007

Mudane Cabdiraxmaan Aw-Cali (Tolbadane); Waa MadaxWeyne Ku Xigeenka Somaliland , Haddii iyo Haddi Walba !...By Hiil-danyare

Mudane Cabdiraxmaan Aw-Cali (Tolbadane); Waa MadaxWeyne Ku Xigeenka Somaliland , Haddii iyo Haddi Walba !.

Gobolada Woqooyi Galbeed ee Soomaaliye ee la baxay Somaliland. Waa Gobolo markoodii hore ay qabsatay walina haysato SNM oo ahayd jabhad ku salaysan qabiil soona adeegsaday taageerada cadowga madow ee Xabashi. Dalka Somalilanda, waxa lagu dhisay, wuxu ahaa heshiis maqaar saara, oo dani ku baday ah iyo Nabad-gelyo laysku khuukhiyo oo ilaa iyo imika an wali lagu qotomin wax ku salysan Xaq iyo Xaqiiq toona , oo maruun kala daadan doonta.

Somaliland Waa gobol is tuhunka iyo is nacaybka iyo is dulmiga Ummadda ku nooli sii kordhayo ayaanba ayaanta ka danbaysa. Hase yeeshee laysku qarsanyo layksuna muquuninayo heshiishkaas maqaar saarka ah iyo Nabad galyadaas xuubka caaro saaran yahay. Isla mar ahaantaana laysku beerlaxawsanayo oo la iskugu tar sheeganayo tolnimo iyo qabiilaysi ku salaysan Danaysi Hunguriyaysan oo shaqsiyaad.

Muhiimmada qoraalkan koobananina waxay tahay; Jawaab an u celinayo qaar ka mid walaalahayga Jidbaysan ee reer Awdal. Kuwaas oo qaarna caadaysteen inay difaacaan C/Raxmaan oo ammaanaan, oo xitaa jidbo aawadeed usoo qoraan wax gabayo ku sheeg jacbur ah oo jidhku kaa xanuuni karo. Qaarkoodna marna nagu dhiiri galiyaan midnimo iyo Israac, marna u dhamaamaxaan jidbada C/Raxmaan Aw- cali . Qaar kalana weeraraan, oo yidhaahdaan waraabaha innaga ridaay, iwm. Dadkaasi dhammaantood waxan leehay:

Nimanyahow waxba karaamada iyo iimaanka iyo sharafta ha iska qaadina, ee ogaada in UDUB tahay SNM, in UCID tahay SNM, in KULMIYE yahay SNM dhammaantoodna yihiin KULUDUBCID. Iyo ugu danbayntii in SNM hasysato Dalka Somaliland. Iyagaaba idiin sheegi doona marka ad weydiisiin ee ad tidhaahdiin waa kuma Madaxwenaha Dalku?; waxay intooda badani ku jawaabaan:

"Sida qaalibka ah (Actually !), dalku wuxu leeyahay labo Madaxweyne oo kala ah; Madaxweynaha Dawladda oo ah Daahir Rayaale, iyo Madaxweynaha Dadka oo ah Siilaanyo". Macnaheedu waxa weeyi in Dalka Somaliland qofkii usoo halgamay ee soo hogaamiyay SNM ee hogaanka u ahaayi mar walba yahay hogaamiyaha Dalka iyo dadka Somaliland . Qofkii an SNM shaqo ku lahyna loo ogol yahay inuu maamulka Dawlada meeshuu doono ka qaban karo, balse marnaba loo aqoonsan Karin hogaamiye dad iyo dal. Si kale hadaan u dhigno; Mudane Siiraanyo, waa Madaxweynaha Dadka (The President of the People) haddii uu doorasho helo iyo haddii walba.

Hadaba innagoo halkaasi ka duulayna aynu usoo noqono muxuu yahay, C/Raxmaan Aw-Cali (Tolbadane)?. Wuxu ka mid yahay hogaamiyayaashii SNM, jabhadii SNM, abaandulayaashii SNM, basaasiintii SNM, iwm. iwm.... Kuwaas oo gobolada woqooyi qabsaday una soo hogaamiyay Xabashi. Kuwaasi oo walina haysta dalka Somaliland . Sidaa daraadeed, Ninkaasu ina Aw-Cali waa “Gardarro Garab Og”; ee nimanyahow Salli Calaa Nabi, inaga daaya oo haynagu taataabanina. ! Wuu innaga Tol badanyahay oo waxan u bixiyay TOLBADANE. Sobobtoo ah tolkiis waa SNM iyo Xabashi oo dalka haysata, iyo waliba inteena kale ee reer Awdal ah ee tol, qaraabo iyo asxaab iyo ehelba C/Raxmaan ay wadaagaan. Ma runtaybaa mise Waa beentay.?.!

Hadal iyo dhammaan waxad yeeshiin; nabad galydaas yar ee laysku khuukhinayo hayska dacaraynina ilaa iyo inta curaafkiinu baxayo. Oo hadii Siiraanyaba loo aqoonsanyahay inuu yahay madaxweynaha Dadka Somaliland ama doorasho ha helo ama yuusan heline. Sidoo kalana idinkuna u aqoonsanaada TolBadane inuu yahay Madaxweyne ku xigeenka dadka Somaliland (The Vice President of the Somaliland People), haddii uu doorasho helo iyo hadii uu waayaba. Madaxweyne Xigeen uun ku dhaha Mar kastaba, Madxweyne, Madaxweyne Ku Xigeen.! Si ad ninkaasi, idinkuna aydaan ugu kala irdhoobin, isaguna idiinku cadhoon oo Xabashi iyo SNM mar kale idiinku soo kaxaysan. Haa, ballanteenu waa inaan sidaas isku ogaano: “Mudane C/Raxmaan Aw-Cali waa Madaxweyne Xigeen, Haddii iyo Haddii Walba”.


Wa-Bilaahi Tawfiiq.

Abdiqani Ateeyeh ( London UK )
http://us.f384.mail.yahoo.com/ym/Compose?To=hiildan@yahoo.com

Shacabka Somaliland oo ka dhiidhiyay war xumo tashiilka Waagacusub.com

Shabakada Waagacusub.com waxa ay kusoo caan baxday dacaayadaha raqiiska ah oo ay ku sameyso danaha Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Maxaa ka taqaan Taariikhda Milkiilaha Waagacusub.com

Milkiilaha Waagacusub.com waxaa lagu magacaabaa Daahir Cabdulle Calasoow “Daahir Yarre” sannadkisa waa dhowr iyo soddon jir waxa uu ku dhashay tuulada Bandiiradleey, waxa uu magaalada Muqdisho yimid 1993 xiligii ay dagaalada sokeeye ka socdeen, waxa uuna kamid noqday maleeshiyo beeleedyo isbaaro u taali jirtay xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho.

Daahir Yarre ayaa lagu xasuustaa inuu aad u jeclaa qori AK-47 ah oo Nooca Caaglaha ah oo wadan jiray habeen iyo dharaar marka uu joogay Isbaarada Suuqa Xoolaha.

In badan ayuu joogay isbaarada suuqa xoolaha ku taal, walina kama uusan qeyb galin dagaal fool ka fool ah oo ay maleeshiyadii saaxiibadiisa ahaa ku dhamaadeen isagoo lagu dacaayadeeyo inuu aad xabada u necbaa balse ku booteyn jiray oo kaliya.

Daahir ayaa lacag baad ah ka qaadan jiray xaajiyadaha caanaha keena Suuqa Xoolaha ee ka yimaada Waqooyiga magaalada Muqdisho, isagoo xaajiyadaasi ka celin jirtay mooryaanta kale oo ay isla qaraaban jireen uguna mar marsiyoon jiray inay reer abtiyaashiis yihiin.

Daahir ayaa sannadkii 1997 kadib geeridii Jeneraal Max’ed Faarax Ceydiid oo ay qaraabo ahaayeen bilaabay inuu sameeyo Joornaal Muqdisho kasoo baxa, kaasoo uu ku caayn jiray Siyaasiyiinta Muqdisho joogtay gaar ahaan kuwa Mudulood oo aad u necbaa.
Daahir ayaa markii uu Joornaalka sameynayay waxna qori karin waxna aqrin karin waxaana la shaqeyn jiray dhowr dhalinyaro oo uu kamid yahay Aarbeedhee nin la yiraahdo oo ay mooryaantii Suuqa Xoolaha kawada tirsanaayeen.
Daahir muddo kadib waxa uu kusoo biiray Bahda Saxaafada Muqdisho isagoo u hanjabi jiray wariyaal dhowr ah oo aan qabiilkooda awood ku laheyn gudaha magaalada Muqdisho oo u sheegan jiray awood iyo inuu dili doono hadii aysan waxuu rabo u sameyn.
Muddo kadib waxa uu ka howl galay Idaacadii ugu horeysay uguna dambeysay oo uu ka hadlo ee STN, waxa uuna ka ahaa Reporter ugu soo warami jiray Wararka SNA ee beeshiisa, waxuuna mar walba idaacada keeni jiray war ku saabsan shirar ay qabteen xubnaha SNA ee uu hogaamin jiray Allaha u naxariistee Marxuum Caydiid.

Agaasimihii xiligaasi ee STN Cilmi Dheere ayaa muddo kadib shaqadii ka ceeriyay Daahir Yarre kadib markii dhowr jeer Idaacada ka caayay warar been ahna ka qoray siyaasiyiin caan ka ah Muqdisho.

Agaasimaha STN Cilmi Dheere iyo Daahir Yarre ayaa muddo xurguf xoognan u dhaxeysay waloow markii dambe uu gaabsaday Daahir Yare kadib markii uu ogaaday in Cilmi Dheere uu dhalay wiilal isaga la eg oo magaalada ka saaraya.

Daahir muddo ayuu shaqa la’aan meelaha wareeri jiray isagoo sameystay kooxo dhalinyaro ah oo bistoolado uu lahaa ugu shaqeyn jireen kuwaaso dadka ka dhici jiray Mobile-da gacanta.

Muddo kadib ayaa waxa uu dhaqaale ka helay Eng. Xuseen Ceydiid waxa uuna sameeyay Shabakada Waagacusub.com oo horeyba ugu bilaabay inuu ku caayo Siyaasiyiinta dagaalka uu kula dhaxeeyay Xuseen Ceydiid kuna faano beesha uu kasoo jeedo Sacad Habar Gidir.

Daahir waxa uu webkiisa ku caayaa Shirkadaha kala duwan ee Soomaaliyeed isagoo lagu xasuusto inuu horsed u ahaa xiritaalka shirkada Barakaat maadaama uu isaga ahaa ninkii Xuseen Ceydiid ka dhaadhiciyay in Argagaxisada Caalamiga ah saami ku leedahay Barakaat Bank.

Dhawaan waxa uu Shabakadiisa iyo tan hoos timaada ee isaga leehaya ee HawiyeNews.com ku faafiyay warbixin uu ugu magac daray “Labo shirkadood oo astaan u noqday burburinta iyo dhibaateeynta Jamhuuriyadda Somaliland”.

Arrintaa ayaa waxa ay ka dhalisay gudaha Somaliland hadal heyn xoogan isagoo warbixintaan uu qoray uu labada shirkadood ku sheegay inay kala yihiin Telesom iyo Qaran Express, taasoo shacabka ay ku tilmaameen mid been abuur ah oo uu ku doonayo laaluush ay isiiya ku yiri shirkadaha hadii kale waxaan idinku sheegi Argagaxiso.

Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa iyo Maamulka Somaliland ayaa si isku midh ah ka wada hadlay Sheekadaan uu Daahir Calasoow Website-ka HawiyeNews iyo Waagacusub oo uu wada leeyahay ku qodhay, waxeyna sheegeen inaysan u dulqaadan doonin dacaayadaha raqiiska ah ee uu ku doonayo inuu iska horkeeno shirkadaha Somaliland iyo maamulkaba.

Cabdi Mooge oo ka tirsan Ganacsatada Somaliland ayaa yidhi (Daahir Calasoow waan naqaan, Hargeysa muddo ayuu ku sugnaa waan soo dhaweynay kadibna waxuu bilaabay inuu shacabkeena iska horkeeno iyo maamulka, maalin cad ayaa si xoog ah magaalada ugu saarnay, hadana waxuu joogaa Nairobi hadii uu ka deyn waayo Somaliland waxa uu ku wado gacan bir ah ayaan ku qaban doonaa wuuna ku shaleyn doonaa”.

Mooge waxa uu yidhi marnaba uma dulqaadna doono foosha xun ee Daahir Calasoow uu wado shirkadaha uu ku sheegay inay Argagaxiso yihiin waa kuwa kaliya ee shacabka u daneeya una shaqeeya si daacadnimo ah.

Waxa waxba kama jiraan ah inaan shirkadaha Telesom iyo Qaran aan lug ku laheyn waxa uu sheegayo Daahir beenaale, oo ay ummada si fiican ugu adeegaan.

Goobaha lagu qaxweeyo ee caasimada Somaliland ee Hargeysa oo saakay laga hadal hayay Warbixinta Waagacusub uu ka qoray labadaan shirkadood ee sida xalaasha ah u shaqeysta ee dadka inta badan ku sheegeen in Waacusub aheyn oo uu yahay war xumo tashiil ummada isku dira beenaale ah.

Daahir ayaa horey lacago laaluush ah ugu qaaday Shirkadaha Hodan Global, Telecom Somalia, Kaah Express, AMAL Bank, iyadoo waliba shirkada KAAH ay u iibisay gaari MarkII ah kadib markii warbixino been abuur ah in muddo ah ka qorayay oo ay ku laaluushtay.

Hadaba arrimaha foosha xun ee uu sameynayo Daahir Calasoow oo aysan jirin cid maanta raali ka ah dacaayadaha iska cad ee uu website-kiisa ku qorayo ayaa imaanaya xili dadka wada naceen Waagacusub.

Daahir ayaa hada ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya isagoo halkaasi ka wada foodo xoogan oo ku hayo shirkadaha ka jira iyo Jaaliyadaha Somaliland isagoo mar uun la horkeeni doono sharciga.

Daahir waxa uu hada degan yahay xaafada Islii ee magaalada Nairobi isagoo ah nin dhinaca qaadka u go go’ay oo dharaar cad iyo habeenba qayila isla markaana waxii marqaanka uu tuso wax ka qora, waxuu wataa telefoon numberka ah 00254733444433, waxuuna inta badan isticmaalaa emailka ah daahiryarestntv@hotmail.com .

C/raxmaan Maxamuud Jaamac “Awgaab”
Email: awgaab17@hotmail.com