Wednesday, September 12, 2007

Somali opposition forms new coalition, alarms government - AFP

ASMARA (AFP) — Somali opposition leaders meeting in Eritrea united Wednesday in a common alliance against Ethiopian forces, warning Addis Ababa it was "now or never" for its troops to withdraw.But Somalia's government warned that the group was "upgrading terrorism cells" in the country, which western intelligence fear could become a haven for extremists, a spokesman said.

The new opposition coalition, called the Alliance for the Liberation of Somalia, includes a 191-member "central committee" that will function as a parliament.A 10-person "executive committee" is expected to be announced on Thursday, closing the opposition congress that kicked off in the Eritrean capital Asmara on September 6."We have reached a concrete and viable resolution in seven days... something few Somali conferences have been able to do," congress spokesman Zakariya Mahamud Abdi told reporters.

But he had a stark warning for Ethiopian troops, heavily deployed in Somalia since they rescued embattled transitional government forces last year."We warn Ethiopia to withdraw immediately... it is now or never and in a few weeks they will not have a route to withdraw," Abdi said.In Mogadishu, Somali Prime Minister Ali Mohamed expressed alarm over the development."We do not see it a liberation group, but a terrorism group. It is just upgrading terrorism cells in the country," said Gedi's spokesman Abdullahi Muhidin Mohamed.Sheikh Hassan Dahir Aweys -- wanted by Washington for suspected links to Al-Qaeda -- and several other key leaders of the Islamic Courts Union (ICU) that briefly controlled large parts of Somalia last year were present at the meeting.The Western-backed transitional government in Mogadishu has blamed the Islamists for the violence that has continued to rock the devastated seaside capital.

But the opposition forces gathered in Asmara retort that their struggle against Ethiopian occupation is legitimate and blamed Ethiopia and its US allies for the continued instability in Somalia."We will have a two-track strategy -- the first to engage the international community and regional countries to support us in our cause," Abdi said. "We are the victims and Ethiopia are the villains."The 350 opposition figures and diaspora representatives also discussed military strategy against Ethiopia, whose vastly superior military inflicted a heavy defeat on the ICU earlier this year."The other (track) will be armed struggle -- what was taken by force will be taken back by force," Abdi said.Abdi said the delegates had vowed to work and fight until Somali was freed and urged the Somalia population to do the same."The Somali people are warriors. We have no real military machines but we are a people armed to the teeth -- there are 1.5 million small arms in Somalia," he said.

The elected leaders of the new alliance are expected to remain in Eritrea to hold further consultations but participants in the congress that the organisation would then locate its headquarters inside Somalia.Abdi reiterated the opposition's call on the United States to change its policies in Somalia and the rest of the region."There are no terrorists in Somalia, but the policies of the United States will create extremists by their presence," he said. "It is very dangerous and we don't want to engage the region in a religious dog fight."Since the ouster of Mohamed Siad Barre in 1991, Somalia has had no central authority and defied several initiatives aimed at ending bloody tribal feuds and restoring stability.

Source: AFP

Tuesday, September 11, 2007

Mogadishu mortar blasts kill mother and 3 children

By Aweys YusufMOGADISHU, Sept 10 (Reuters) - Mortar bombs firedby suspected Islamist insurgents killed a woman andher three children in Mogadishu in the first suchattacks in the Somali capital in weeks, witnesses said on Monday.

Several other people were injured in theshelling late on Sunday, which locals saidappeared aimed at the presidential palaceVilla Somalia but struck residential areas instead."One of the three mortars landed on a homenear ours and killed a mother and her threechildren," said resident Fardawasa Abdi, addingthat the children were aged 6 to 8.

"Their father was seriously wounded in the throatand their grandmother was also wounded in the face."Residents said the mortars hit two otherhomes, causing more injuries.Somalia's interim government is struggling toimpose its authority on the Horn of Africa nationsince it routed an Islamist movement from the capitalover the New Year.

Remnants of the sharia courts group are now blamedfor an Iraq-style insurgency of assassinations androadside bombs targeting security forces and theirEthiopian military allies."Insurgents fired the mortars to terrorise civilians.They did not mean to target the presidential palacebut wanted to terrorise people," said Ali Nur, a seniorpolice officer.He said the bombs were fired from a neighbourhoodmore than 2 kilometres (1.25 miles) from the hilltop palace.OPPOSITION CONFERENCE BLAMES ETHIOPIAIn Eritrea, Somali opposition figures said"liberation forces" had inflicted casualties onEthiopian soldiers, who had been deliberately targeting civilians.

"Attacks have been carried out by liberation forces in several areas of Mogadishu with heavy casualties by (Ethiopian) occupiers and their stooges," Zakariya Mahamud Abdi, a spokesman for the opposition conference, told reporters."(The Ethiopians) have indiscriminately shelled areas ... and there have been civilian casualties."The talks in Eritrea -- Ethiopia's neighbour and arch-enemy -- have brought together 400 delegates, including senior Islamists of the courts' movement, to dissident ex-legislators, a former deputy prime minister and Somali diaspora members.The meeting, which is expected to end on Wednesday, aims to form an umbrella group of Somali opposition.Somalia, with a population of about 9 million, has had no central government since it slid into civil war after the ousting of dictator Mohamed Siad Barre in 1991.

(Additional reporting by Jack Kimball in Asmara)
Source: Reuters

Djibouti Gabdhaha ku Nooli Caymale

Djibouti gabdhaha ku nooli caymale
ee Geeljiroow afka nin bari ku yaal ma xishoodaa.
Cabdalle Sigad
11 September 2007
Rabadaan baa soo galaya oo danbi ku fogaan mayo waxase wax lala yaabaah qofdhan oo wax sheeg isyidhi oo waaya arag nimo iyo aqoon iyo murti isbidayoo hadana aan garan waxa uu sheegayaayi in uu ceeb u soo jiidayo. Hadabaqormadan gaaban waxa igu kalifay qoraal uu qoray ninka layidhaa AbdillaahiGeljire oo websitedada Somaliland todabaadkasta ku soo qoray figradiisa oouu u soo bandhigo si maldahan isaga oo isku daya in uu ka turjumo dareenkadadka ka soo horjeeda dawlada soomaliland.Runtii ninwalba waxa wanaagsan in la sheego waxa wanaag uu leeyahay iyo waxauu xumaan leeyahay.

Sidaa darteeed figrad ahaan qormooyinka geeljire inta badanwaxay ay ka turjumaan aanay ku salaysanyihiin waxayaalaha fadhi ku dirirku iskuwaydaarsadaan meelaha ay iskugu yimaadaanintabadana wuxu ka hadlaa dareenada bulshada dhexdeeda kajira gaar ahaana isagoo ubadan in uu codkiisa ku soo tabiyo kuna muujiyo figradaha dadkamadaxwayneRayaale aadka uga soo horjeedaayi ay qabaan.

Taasina wax qalada oy leedahaymajirto lagumna eedayn karo xorna wuu uyahay in uu soo tabiyo dareenkiisa iyodareenka inta isaga la figrada ahi ay qabaan. Lamana odhan karo geeljire waa ninqalafsan amaba abdillahi geeljire lama odhankaro waa nin xumaan la duul ahWaxana la odhankaraa hada kahor mudane Abdilaahi amaba geeljir waxa laga dareemijiray in uu isku dayayo in uu si taxadira dareenkiisa usoo tabiyo.Laakiin taasi waxay meesha kabaxday kadib markii uu todabaadkan odaygu (Geeljire) dhexdabaashay dhiiqo aan laga filayn qof macquula.Sida aad kadareemi kartaan ciwaanka maqaalkaygan waxa uu Cabdilaahi Ceeljire aflagaado iyo dhirix kula kacay dad muxtarim ah oo aan gayin ceeb iyo cay.Hadaba iyada oo dhamaan haweenku mudanyihiin ixtiraam meesha ay doonaan aduunka ha kajoogaane xataa ajaanib ha noqdaane ayuu Geejire xadgudub aanu geed ugu soo gaban kula kacay kulana dulkufay haweenka reer Djabuuti.

Geejire waxa uu u fikiray sidii mahmaadii odhanaysay (geeriyi nin aanad garanayn iyo geeljiray ku roontahay). sobobta oo ah waxa kamuuqata sida uu u fikirayo geeljire in uu is yidhi haween caydoodu waxay ku roontahay kuwa kaafog. Isagoo u arka hablaha reer djabouti inay yihiin dad shisheeya ah.Laakiin geeljire waxa uu ilawsan yahay amaba uu iska indhatiray cayda amaba luqada uu adeegsaday marka la eego in waxa uu ka hadlay yahay wax haween oo dhan quseeya.Waxan filayaa geeljire in uu haween la dhashay amaba uu aabo uyahay waxana hubaala in hooyo ay dhashay ALLAHA ka raali noqde.Hadaba waxa iswaydiin mudan ODAYGA maxaa cimaamada ka tuuray ee uu isku ceebeeyay?Hadaba inaga oo su,aashaa daba socona waxa mudan in aan xasuusano qaladaad rag hore ay gaysteen kuna saabsanaa haweenka oo la iska caayo lana aflagaadeeyo.Waxa jirtay in ragbadan oo reer hargaysa iyo reer burco ahi ay horey haween u aflagaadeeyeen anigoonan jeclayn in aan haatan sheekadaa ku laabto ama haweenka ragaasi ay aflagaadeeyeen magacaabo.Ayaa hadana waxa iswaydiin mudan raga reer hargaysa iyo reer burco haweenka aan u dhalan reeraha ay ka soo jeedaan miyaanay moodinba in ay haween mudan qadarin iyo ixtiraam yihiin. Mise dhaqankan dumar cayga ah dhankaa bari baa laga isticmaalaa.Waxa hubaala sax iyo qaladba markii uu qorayay erayadan hoosku qoran Mr geeljire in uu caqligiisa qabay mana aha nin ay wax u dhuuman karaan laakiin waxa lafogaatay shisheeye nimo uu u arko dadka ku dhaqan Djibuuti

Waana kuwan erayada geeljire isagoo isku jawaabaya ee bal akhristayaaloow ha la ila eego

(BY CABDILAAHI GEELJIREDubbe: 'aar bal soo dhowow"

Meelahan wax dumar ah iyo carruuri miyay ka dhowyihiin?
Doolaal:Maya.
Waayo?Dubbe:
Horta mafaariishta waxaan ku jeclaaday, waxaad doonto ayaad iska odhanaysaa. Dadka fadhiyana badhbaaba waalan oo mirqankii la tegey. Soo durug dee yay inna maqline. Kor haw qaadin hadalkee, waxaan xusuustay mid beri yidhi waxaan maqlay hablo reer Djibouti ah oo isu warramaya oo isku leh. "naa ma maqasheen heblaayo waxay dhashay will qarac (garac) ahe?" oo halkuu wax kale ka eegayay ay ugu jawaabeen. "Heeey. Naa iska dhaaf yaakhii ha dhasho eh. Haddaa muu isugu dheggenaanuun soddonkii bay dhaaftaye?" iminka mar baan odhan gaadhay. Heey waar Wasiir ha noqdee is dhaaf odaygu toddobaatankii buu gaadhaye. Kkkkkkk)

BY CABDILAAHI GEELJIRE, HADHWANAAGNEWS.COM, SOMALILAND.ORG. Akhristayaaloow hadaba waxan dushan ku qoran oo ah waxa ninkan GEELJIRE akristayaashiisa madadaalada uga dhigay ah, ma la odhan karaa waa wax nin wayn iyo qof cali kufaani uu tusaale usoo qaadan karo. Mana noqon karaan wax bulsha dhan hooyooyinkood iyo walalaalahood iyo xaasaskooda lagula kaco. Hadaba inaga oo horay umaqalay ragwaaweeyn oo reer burco iyo reer hargaysa ah oo ubadheedha in ay caayaan dumarka ay qabaan siyaasiyiinta aan reerahooda kazoo jeedin ama haweenka aan beelahooda udhalan waxan aaminsanahay in ujeedadad iyo figrada hadalada geeljire ay u egyihiin waxii caadada unoqotay qaybo ka nimankaa bariga Somaliland daga anigoonan waliba isku wada darayn.

Bari hablaha xaqdhar intee le'eg ayaa loo hayaa?Jawaabta waxan udayn ninka dhaqan yaqaan.Waxanse geeljire xasuusin lahaa gabaygii ragii horeee ku noolaa Bariga waa intaanay xushmadu barigakaguurine (waa haduu geeljire ukasaycaydan badheedka ah) ay tiriyeen.

waana kii lahaaa Dhirbaaxa jin:"Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaayeIsaaq kuwuu dhalay xabaal kuma madoobayneMaanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiyeWaa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyneMidda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaayeMaxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyeymacdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay"Hadaba anoo afkayga xakamaynaya oo nin qaldanaan la qaldamayn oo aan hoosna u hadlayn geeljiroowdumarku waa isku mide maad iskumid uun u aragtidHadayse adiga hablaha Djibouti joogaayi kaagaduwanay amxaaro midbaan ku xasuusin, waxana weeyetaasi, ha cadaato ama ha madoobaato habar amxaarana ku dhohoo cay iyo ceeb magayaan dumarku.

Haweenka jabuutina hadaad adu qoomiyado kale oo dhaqankalele leh u aragto oo lagaaga sheegay waxyaalo qaldan. Anagaa ladhalanay oo dhalnay ee wax naga waydii intaanad ceeb dusha ka saarin.Aan kuugu daree hablaha jabuuti joogaayi waa gabdho diin dadnimo dulqaad iyo dhawrsanaan ilaahay ku manaystay.Waliba aan kuugu daree hablahan aad faduulisay hadaad u haysato dad aad kaaga fog badhkood waxay kayimaadeen BURCO HARGEYSA BOORAMA GABIILAY, SAYLAC, LUGHAYA, DHAGAGOO, DANBAL, DIRIDHABA IYO waliba dhul xagaa galbeedka ah oo hadii aan magacdoodada kuu sheego shisheeye shisheeye kuugu dhadhami laakiin soomali dhaqan wanaagsani dagto.

Waxa kale oo ku dhaqan gabdho indhahooda ad markaaba kadareemayso xishood oo (ODACALI) amaba canfar layidhaa adu marlay garanmayside. Hadaba inta aanay hablaha canfartu ku odhan AYKA CEEB waa in aad qoraal xaalmarina gabdhaha reer jabuuti iyo dhamaan haweenka soomaaliyeed aad hawada umarisaa waa hadii uu xaal ku qabto GEELJIROOW hadiise warkaagu yahay GEELJIRE ma xishoodo hablaha reer jabuuti waxay kuyidhaadeen.

Nous sommes désolés mais vous avez apporté la honte vous-même!

Hadal iyo gabagabadii Djibouti gabdhaha ku nooli caymale ee Geeljiroow afka nin bari ku yaal haduu xaal yaqaan Geeljiroow raali galin ka bixi waxaad ku hadashay.

WAANA IN AAD KA CODSATAA GEELJIROOW SOMALILAND ORG IYO HADHWANAAGNEWS. IYO KUWA KALE EE SOODAABACAY IN AY KA SAARAAN QORAALKAN MAANTA EE AAD SOO GALISAY CAYDANA XAMBAARSAN.

Hablaha reer Djibouti fariinta kale ee ay kuu soo dirayaana waxa kamida Geeljiroow(Wixii laga xishoonjiray nacas ku xaragoodoo na xumeeya mooyee xurmo BARI ka waynee)

Cafis iyo ramadaan kariim baanan kugu dhaafay

Cabdale Faarah Sigad

Somalia: Response to Statement By Assistant Secretary of State Department for African Affairs - UN

Shabait.com (Asmara)
DOCUMENT
11 September 2007
Posted to the web 11 September 2007

Asmara
To: The State Department

To: The Security Council

To: The Arab League

To: The European Union

To: African Union

Date: 08th September 2007

SUBJECT: RESPONSE TO STATEMENT
BY ASSISTANT SECRETARY OF STATE DEPARTMENT FOR AFRICAN AFFAIRS

We, the representatives of the Somali Diaspora, the Civil Society, the Union of Islamic Courts and the members of the Transitional Federal Parliament currently participating in the Congress for the Liberation and Reconstitution of Somalia in Asmara (Eritrea), strongly denounce the groundless allegations made by the US Assistant Secretary for African Affairs, Jandye Freizer.

It is regrettable that Ms Freizer has unfairly accused the Government of Eritrea of harbouring what she calls a terrorist group. We are not terrorists nor do we support one, but we are victims of unlawful Ethiopian occupation. The Ethiopian regime has deliberately breached the Security Council resolution 1725 by forcefully occupying Somalia and committing atrocities against innocent Somali civilians. The brotherly Government of Eritrea has kindly offered a refuge to the Somali nationalist leaders who had opposed to the unlawful invasion of the murderous, oppressive regime in Addis-Ababa.

We condemn the biased US policy on the Horn of Africa which incriminates those Somalis fighting for the liberation of their own country. It is the prerogative of the Eritrean Government to support the struggle of the Somali people to liberate their country from the American-backed Ethiopian Regime.

The Eritrean Government can not be blamed for welcoming Somali people to its country. Eritrea and Somalia have had strong political, cultural and historical relations for centuries which grew stronger during the decades in which t he Eritrean people were struggling for their own independence. Therefore, it is not accidental that the Eritrean Government is offering support to the Somali people in their neediest hour purely on humanitarian ground. We believe that Eritrean Government, unlike the Ethiopian Regime, does not have any secret agenda or ambitions to meddle with internal affairs of Somalia.

We are deeply disappointed by Jandye Freizer's unsubstantiated accusation of Mr Aweys having links with international terror group. We categorically deny that any member of the above mentioned groups or other Somali citizens have any links whatsoever with international terrorism. Unfortunately, this is not the first time that Ms Freizer has falsely accused some prominent Somali citizen of being extremists, but has never produced any concrete evidence to back her rootless claims.

We urge the American Administration to review its policy towards the oppressed people of Somalia and to dispose its moral, political and humanitarian responsibilities as the world's most powerful government. It is time that the American Administration had ceased fanning further hostilities in the Horn of Africa. Somali people have endured atrocities and abuses from within as well as foreign interventions for decades. We hope that the international community of nations will support Somali people to form a central, inclusive authority which can unify the Somali people and restore law and order in Somalia. These efforts should be appreciated and supported instead of criticising those friendly governments who expressed desire to assist the Somali delegates currently attending the on-going congress in Asmara.

The Congress for the Liberation and Reconstitution of Somalia

Asmara

Source: Shabait

Monday, September 10, 2007

Kulan ka dhacay maanta Hotel Rays

Zakariye Carab
10 September 2007

Kulan ka dhacay maanta Hotel Rays oo wax lagaga qabanayo baahida ka jirtay Dugsiga Sare ee Sh. Cali Jowhar

"1973-kii markii bulshada reer awdal ku fikireen …ayuu badhasaabkii waqooyi galbeed ku yidhi" Macalin Cumar Bidaar."

waa Xaq waajib ah inaan illaalino danta" Xaamud - Maamulaha Sh. Cali Jowhar."

Waxaad moodaa in bulshada uu ka dhintay damiirkii"
Badhasaabka Gobalka Maxamuud Sh. Cabdillaahi."

Waxaan idin ku baraarujinayaa in wax kasta oo afka ka sheegtaan ..."Maayarka Degmada C/raxmaan Shide Bile.

Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Macalimiinta iyo Maamulka Dugsiga Sare ee Sh. Cali Jowhar ayaa maanta ka dhacay Hotel Rays kulankaas waxaa lagu martiqaaday Badhasaabka Gobalka Awdal, Maayarka Degmada Boorama, salaandiin, waxgarad aqoonyahanno, waalidiin iyo odoyaal magac iyo maamuus ku leh Gobalka Awdal kulankaasi oo lagaga arinsanayey sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka lagu hayo barxaddii uu lahaa Dugsiga Sare ee Sh. Cali Jowhar faro baas lagu hayo arintaas haddii wax lagaga qaban waayona uu Qatar ku jiro dugsiga intiisa kale waxaa ugu horeen ka hadlay kulankaas macalin ku hadlayey afka macalimiinta dugsiga sare sh. Cali jowhar Mudane Cumar Suldaan Indhomood wuxuuna yidhi waxaan maanta halkan iskugu imanay sidii aynu wax uga qaban lahayn dhibaatooyinka haysta dugsiga sare sh. Cali jowhar.

dhamaan dadkan kulanka aan ku martiqaadnay waa kuwii wax ka qaban lahaa anoo ku halqabsanaayo ayuu yidhi Cumar heestii lo'da ee ahayd"Hadaan Halablaha Hantidaada LehHoosta kuu dhigo miyaan kuu hagraday "Waa marka ay lo'du dhibaatada ku badato oo ay haraado ayuu ninka hantideeda leh ceelka guntiisa ku dhacaa si uu gorofka u soo buuxiyo markaasna markaas wuxuu lahadhayaa ma jirto heestana waxay ka tarjumaysaa marxallada maanta ka taagan dugsiga sh. Cali jowhar.Mar uu ka hadlayey taariikhda dugsiga sare sh. Cali Jowhar wuxuu yidhi Cumar 1973-kii ayey bulshada Gobalka Awdal ay dareentay baahi ay u qabaan inay dhistaan dugsi sare si ay ugu kaaftoomaan lacagtii qaaliga aheyd ee laga qaadayey ardayda dugsiga sare dhigata iyada oo bulshada reer awdalna ay saadaalinayeen tirada ardayda badato.

dabadeedna waxaa sheeko ku maqlay ayuu yidhi Cumar in gudi ka kooban waalidiinta ay u tageen badhasaabkii gobalka waqooyi galbeed si ay ugala soo hadlaan in uu u ogalaado inay dhistaan dugsi sare dabadeedna waxa uu ku jidhi waxaad ii keentaan nashqadii dugsiga aad doonaysaan dabadeedna markay u keeneen nashqadii dugsiga waxa uu ku yidhi caasimada gobalku kan oo kale kama dhisno ee sideed reer awdalwo ugu hamideen inaad dhistaan kan aad ii soo gudbiseen maadaam ay borama magaalo yar tahay dabadeedna waxaan ku nidhi anagaa dhisanayna ee adigu noo duwaan gali isagoo markaas aamisanaa inayba dhistan karayn ayuu yidhi waayahay ee orda igale tagay riyadan waalan laakinse hadaad dhitaan ainguna waxaan idiin keeni waxa dhexdiisa la dhigayo.

Bulshada reer awdalna way ku guuleesteen dhanka kale waxa uu cumar ka codsaday maamulka gobalka iyo ka dagmada inay ka caawiyaan sidii dayr loogu samayn lahaa dugsiga .waxa kale oo uu sheegay in ardaydii dugsiga ka aflaxday ay gadhayaan tiradoodu 3250 kun oo arday dhamaantoodan waxay ka dhex muuqdaan bulshada ay la nool yihiin waxaana ardaydaa ka mid ah1. Dr. Cabdiraxmaan jaamac haddi2. Dr. Maxamed Cali Nageeye3. Eng. Abdirahman Haji Ahmed Miisaan (Shimbir)4. Dr. Ayaale Cumar Cige (Arki jirey)Iyo dad badan oo aan halka ku soo koobi karayn [...] waxaa kale oo halkaasi ka hadlay diiriye daahir nuur oo ah gudida waalidiinta dugsiga sare ee sh. Cali jowhar wuxuuna yidhi maanta waad ogtihiin dhulkii uu lahaa dugsiga sare ee sh. Cali Jowhar iyo heerka maanta uu yahay dugsigu waxaa uu masruufaa jaamacadda cammuud ee aanu maanta ku faaneyno oo sanad walba dugsiga sh. Cali jowhar waxaa ka qalin jabiya arday fara badan oo uu u gudbay jaamacada cammuud.

waxaan ognahay in dugsiga lagu dhisay iskaa wax u qabso oo maanta tacabkii aan gelinay midhihiisii aaynu guraneyno, maanta waxaa loo baahan yahay in deer loo sameeyo waad ogtihiin inay dan guud jirin qofkasta oo darajo kasta leh aanu iska dhowreen danta guud ayuu hadalkiisii ku soo gunaanaydayWaxaa isna kulankaas ka hadlay maamulaha dugsiga sare ee sh. Cali jowhar Xaamud waxaa uu ka waramay dhibaatada ka jirta dugsiga oo ku sheegay in ay u daran tahay in uu muran ka taagan yahay afartii jiho uu dugsiga lahaa ha u darnaato jihada koonfureed oo daaqadaha iskuulka la hoos maraa haday tahay dad iyo baabuurta taasina waxay dhibaato u keeneysaa ardayda marka aan nidhaahdo wax ka qabta oo hagaajiya barxada dugsiga dagaal baa nalagala horyimaadaa sidaan u ilaalinaynay danta dugsiga waxaa naga soo gaadhay dhibaato fara badan oo cadaawad baa naloo qaaday taasina waxaan ugu jilib dhignay waxa weeye inaan illaalino danta bulshada Gobalka Awdal waana waajib waxaana waajib ah in la illaaliyo danta dugsiga iyo danta ardayda maamulaha dugsiga sare sh. Cali jowhar waxaa uu hadalkiisii ku soo gunaanaday waa in si deg deg ah wax looga qabta baahiyaha ka jira dugsiga maadaama markii hore bulshadu dhisatay waxaana maanta is haysta waa iskuulkii oo leh waxaan difaacayaa dhulka dugsiga iyo dad waynihii oo leh anaa dhulkan hore u dagi jiray oo waan dhisanayaa ee wax halaga qabto arintaan .

Waxaa kaloo isna kulankaan ka hadlay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boorama Dr. C/raxmaan Shide Bile waxaana hadaladiisa ka mid ahaa anaga maamul ahaan inaad nugu canaantaan waa waa jib arimahan oo kalana waxaa naga soo gaadha way dhib badan yihiin hase ahatee dhulkana waxaa iibsanaya waa dadwaynaha oo qofkii dibada ka imayaya waxa uu doonayaa inuu dhisto meel u dhaw magaalada bal kawan qofka miskiinka ah isan maxuu yeeli oo haddii qofka lacagta lahi uu dhisto meel ka fog magaalada;

magaaladuna way waynan lahayd markaas waxa uu sheegay in meel looga soo wada jeesto arimaha bulshada haddii aad daacad dalka u ahaataan anaguna daacad ayaan u ahaanaynaa hadaad laaqlaaq badisaan anagana laaqlaaq baa nagu badan, waxaa kale uu ku baraarujiyey in marka kulamadan oo kale lay iskugu yimaado uun afka wax laga sheego hase ahaate aan wax laga qaban markaas waxaa loo baahan yahay in waxaad afka ka tidhaahdaan sideedana looga soo baxo ayuu hadalkiisii ku soo gunaanuday, kulankan oo ahaa mid heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan qaybaha bulshada sida hooyooyinka, culima'udiinka iyo qaar ka mid ah macalimiinta dugsigyada sare waxaana kulankan soo xidhay badhasaabka gobalka awdal Maxamuud Sh. Cabdullaahi Cige hadalkiisa waxaa ka mid ahaa dugsigan oo kaliya maahan waxay dhibaatada naga haysataa gurmad xoog leh ayaan u galnay dugsigan maalin walba waa laysku haystaa arintiisa waxaadna moodaa inuu dadka ka dhintay damiirkii wax kala garanayey ee ka tagayey waxa danta gaarka ah ee wax ka qabanayey danta guud ardayda waxay u baahan yihiin meelo ay ku nafisaan oo ay ku ciyaaraan ma ahan inuu dugsigu noqdo jeel ee waxaad u saartaa gudi farsamo oo soo qorsheesa qarashka ku baxayo deerka dugsiga.

Wariye Sakariye Carab Cadan
Boorama, Awdal

Taageero iyo Wargelin

published on Saylicipress.net (08 September 2007)
By: Omar Sulthan
Aniga oo ku hadlaaya magaca dhalinyarada qurba jooga maxad case kuwaas oo kala jooga Waqooyiga Ameerika, yurub, kanada, iyo bariga dhexe, waxaan marka hore taageero buuxda labarbar taaganahay go' aan ka geesinimada iyo badheedh ka ah ee ay dhawaan kala noqdeen kalsoonidii iyo taageeradii xisbiga kalidii taliska ah ee daahir Rayaale Kaahin. kuna biiray xisbiga kulmiye.waxa kale oon hanbalyo u diraynaa mudane Hoori (oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaarada xanaanada xoolaha oo iska casilay) oo baal dahaba ka gaalay baalasha geesiyiin ta udhashay gobolkan awdal ee naf iyo maalba u huray bad baadada umadoo da, waxaan kuu haynaa sharaf waxaanan kugu taageeraynaa sida aad uga dhiidhiday xukuumada rayaale ee kubahawday cunfiga iyo cabudhinta mawqifkaaguna waa midka geesiga lagu yaqaan.



kadib markaan u arag nay in maslaxada umada somaaliland dhamaantiis xisbigaas ay kujirto kaas u kusifoobay caadil nimo, diimoqraadi nimo, kala danbayn, iyo anshax wanaag,islamarkaana si gaara aan u aragnay in maslaxada gobolka aan kasoo jeedno ee awdal dani ugu jirto.waxaan goosanay hadaan qurba jooga maxadcase nahay inaan taageerada yada labarbar istaagno xisbiga KULMIYE.



kadib makii goloka awdal een kasoo jeed naa ku hongoobay xukuumada daahir rayaale kana qaday adeeg yada aas aasiga ah ee mujtamacaasi u baahnaa, ha, ahaato dhaqaale, caafimaad, iyo dhamaan ba adeeg yada bulshada oo dhan.taa soo ay u dheer tahay caga juglayn iyo cabudhin (qaybi oo xukun).Waxaan idin leenahay hambalyo talaabo loo baah naa ayaaad muujiseen waanan idin taageeraynaa. waxaan is la garanay inaan dhamaantayo is barbar taagno xisbiga kulmiye,lanashaqayno walaalahayaga xisbiga kulmiye ee qurba jooga isna barbar taagno lana qaybsano hawsha ku beegan adeega bulshada soomaaliland kaga xidhan wadanka debadiisa.taasi waynaga go an tahay.waxaan ku boorinaynaa niman ka leh xisbiga kulmiye waa SNM.



wuudhamaaday waqtigii xisbiga udub istiraatijiyadiisa ku aadan awdal dhegta ugu ridayay waa SNM, waxaan idin leenahay snm waan dagaalanay waanan ka heshiinay dibna loogu noqon maayo sheekadaas, e rayaalow wax kale oo lagaa dhegaysto umada usheeg.waxaanan kuu sheegaynaa inaan si cad oon leex leexad lahay kaaga dareer nay xisbiga aad horjoogaha ka tahay ee udub. kadib markaan u aragnay in wax maslaxada oo umadan gobolka kunool habayaraatee ayna ugu jirin.waxaan kaloon ugu baa qaynaa dhamaan walaalaha yaga ku nool gobala kan awdal ee maanta lasocda xaalada adag ee wadankani marayo gaar ahaan gobol kaan kasoo jeedno iyadoon cidna maanta loo tilmaamayn wax yeelada soo gaadhay intii uu xisbigaa si katalinayay dal ka.hadii aan tusaale yar idinka siiyo waxa ay dawladii rayaale awoodi wayday dhismihi groonkii biroole kaasoo soo galay maanta loo lanka siyaasada oo noqday markii sadexaad oo dhagax ladhigo. hadaba mee dawladii qaranka ee wadankan ka talinaysay ee waajib kasaarnaa adeega bulshada sida arinkan biroole iyo dariiqa dila iyo boorama u dhexeeya oo ku danbeeyay mash ruucii faanoole fari kama qodna iyo IWM.



waxaan lee nahay xukuumada rayaale ( shame on you).Waxaan hanbalyo u diraynaa dhalin yarada madaalaha ah ee gobol kan kasoo jeeda, sida ay goor iyo ayaan ugu guntan yihiin hawlihii ay dawlada rayaaye dayacday gaar ahaan dhismaha garoon ka biroole iyo iwmwaxaan hadal kayaga kusoo gaba gabaynaynaa:"Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasha waa geele."



Awdal hajirto;



Nin habari dhashay halmaseegi waayo.



Omar Sulthan - U.S.A

omarsulthan@yahoo.com

Sunday, September 09, 2007

Somali governor escapes roadside explosion - AFP

Mogadishu - A central Somali governor escaped a roadside explosion as violence in the lawless Horn of Africa nation killed three civilians, police said on Sunday.Yusuf Ahmed Hagar, the governor of central Somalia Hiran region, escaped a roadside bomb in Beledweyen, about 350 kilometres (215 miles) north of Mogadishu.

His bodyguards opened fire and killed a civilian, police official Hussein Abdullahi told AFP.Gunmen also killed a government official in northern Mogadishu Suq-Ba'ad neighbourhood while Ethiopian forces based in that area shot dead another civilian, said Somali police spokesperson Abduwahid Mohamed.In recent months, the Somali capital has been hit with a spate of guerrilla-style attacks against the government forces and the Ethiopian troops backing them.

Civilians have borne the brunt of the violence, often ending up as victims of the insurgents' roadside bomb and grenade attacks as well as of the government forces' response.The latest violence comes as Somali opposition leaders are meeting in the Eritrean capital Asmara in a bid to form a united platform which aims to end Ethiopian presence on Somali territory.

The gathering, which got underway on Thursday, was organised by Somali leaders who had boycotted a clan-based reconciliation meeting sponsored by the interim government and the international community that wrapped up last month.Years of clan bickering exploded with the ouster of dictator Mohamed Siad Barre in 1991 and spawned a deadly power struggle that has defied numerous attempts to restore peace.

Somali Opposition Warns of Full-Scale War - By VOA News

Somali opposition figures are warning of an all-out war to expel Ethiopian troops backing the country's transitional government.
The warning came at a conference of opposition leaders that began Thursday in the Eritrean capital of Asmara.

An opposition spokesman, Zakariya Mahamud Abdi, said violence has escalated in the Somali capital of Mogadishu since Ethiopian troops along with transitional government forces broke Islamist control over large areas of Somalia earlier this year. And he predicted a full-scale war across Somalia will soon break out.
The 450 conference delegates have been highly critical of the Ethiopian troop presence. They opened their meeting with a demand that Ethiopia withdraw its troops. They also have been critical of U.S. support for Ethiopia's efforts in Somalia.

Among the conference delegates was Islamic Courts Union leader Sheikh Hassan Dahir Aweys, who is wanted by the United States for his alleged involvement with al-Qaida.
Aweys is the main leader of the Islamist movement that controlled much of Somalia last year until its fighters were routed by Ethiopian-backed government forces. Organizers of the conference say they want to create a political group that will bring peace to the Horn of Africa nation.

The Somali government recently held a national reconciliation conference that Islamist supporters boycotted. The conference ended with no tangible progress towards peace in Somalia. The country has endured 16 years of chaos and conflict, since the last central government fell in 1991.

Some information for this report was provided by AFP and Reuters.