Showing posts with label Baaq. Show all posts
Showing posts with label Baaq. Show all posts

Tuesday, January 15, 2008

Baaq Nabadayn; oo Ka soo baxay Dhalinyarta Reer Ottawa ee(Samaroon) - Ahmed Bakaal

Baaq Nabadoon ah; Anagoo aad iyo aad uga murugaysan kana tiraanyaysan.Dirirta u Dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee dhimashadu ka timid.waxaan u soo jeedinaynaa in xabada la joojiyo oo wada hadal lagu dhameeyo iyadoo wax sharuud ah la iskuxidhin si walaal nimana lagu dhameeyo dagaalkan soo noq noqonaya arintuna waxay utaalaa( habar samaroon) oo dhan inay ugur madaan oo ay wax lataaban karo ka qabato mar dambena aanay soo noqon foolxumada maanta dhacday. waana taariikh xumo mana haboona in dad la iska dila ama la iska dhawaco iyodoo aan jihaad lagu jirin ama qolo cadawa lagu duulayn. markaa walaalayaal hubka dhiga oo gacmaha isasaara dad walaalo ah baatihiine anagana ceeb hana badina oo hanaga dhigina kuwo heshiiskiina kuguulaysan waayeyWabilaahi tawfiiq ilaahay xaqa ha inatuso gabi ahaanteenbaSuldan ; Ahmed Bakal Ottawa canada

Ahmed Bakaal
bakalahmed2@yahoo.ca

Saturday, January 12, 2008

Mahadnaq dad kii nagala soo xidhiidhay baaqyadii aan soo saarnay.

Waxan halkan uga mahad celinaynaa dhamaan dadkii faraha badnaa ee xidhiidhka nagala soo sameeyay E-mailka iyagoo nagu taageeraya baaqyadii aan soo saarney ee ku soobaxay saylicipress.net 27dec.07 iyo 03Jan 08 kuwaas oo ay beesha Bahabarmuse kaga hadashay arrimo dhawra oo ay kamitahay arimaha Caadda iyo qodobo kale oo gobolka taabanaayey.

Maadaama ayna noo suurta galayn in aan qof qof ugu jawaabno waxaan jeclaysanay in aan halkan uga mahadcelino dhamaan dadkii nagu soo taageeray baaqyagii aan soosaarnay noona soo muujiyey niyadsamid iyo aragti midaysan.Waxaanan leenahay waad mahadsantihii waana waxaan idinka filaynay.Waxakaloon halkan rabnay inaan kala hadalno shaqsiyaashii baaqyadayadii dhibsaday oon iyagana leenahay, annagu shaqsiyaal ama beelo gaar ah oon cambaaraynayno ama gaar ahaan u eryanaynaa majirto ee waxaan kahadlaynaa waa wax xaqiiqa ah oo jira oo beelahaan noo khuseeya iyo waxyaabo aan beelaha kale la wadaagno.

Waanad kumahad santihiin idinkuna jaawaabihii aad kabixiseen, fikirkiinana xorbaad utihiin, laakiin annagu qadiyadayada cid aan uga haybaysanaynaa majirto.Waxa kaloon idiin sheegaynaa in aan idin soo gaadhsiin doono baaqyo kale kadib marka lasoo gaba gabeeyo shirarka beelaha ee lagaga tashanayo xodxodashada xukuumadda S/land wixii war murtiyeed ah ee kasoo baxa ee ku aadan mowqifkayaga, haddii Allah yidhaa.

Waanad mahadsantihiin. Xoghaynta gudiga xidhiidhka beesha Bahabarmuse.
Ahmed Abdillahi
Inf.caadda@hotmail.com

Thursday, August 02, 2007

Baaq: Riyalism Dictatorship Has No Place in Somaliland - Awdal Community

Baaq: Riyalism Dictatorship Has No Place in SomalilandAugust 02, 2007Baaq kasoo baxay bulsho waynta gobolka Awdal ee qurbaha oo si buuxda u taageeraya in lasii daayo siyaasiyiinta Ururka Qaran ee sida sharci darada ah loo xidhxidhay, Dr. Gaboose, Mohamed Haashi iyo Jamal Caydiid oo taariikhdu markay ahayd 28/07/2007 loo dhaadhiciyay xabsiga mandheera.Dawalada Rayaale waxa waajib ku ah in ay ixtiraanto xuquuqda ay dadka muwaadiniinta ahi ay leeyihiin ee ah in ay ka qayb gali karaan tartanka siyaasadeed ee loogu halgamaayo sidii loo horumarin lahaa geedi socodka la rabo in Somaliland ay noqoto mid la tartanta caalamka dhinac kastaba, xag dhaqaale, xag siyaasadeed iyo ilaalinta xuquuqal iinsaanka. waxa la marayaa qarnigii 21-tanaad, meel uma hayno keligii teliye.Awdal diaspora community in North America is demanding the immediate release of the leaders of Qaran political movements, Dr Gaboose and Mohamed Haashi Jamaal Caydiid.



The current administration has the duty to protect the rights of the people of Somaliland. The people of Somaliland have the rights to organize, and participate any political movements of their choice. This is the 21st century and Riyalism Dictatorship Has No Place in Somaliland.The following Awdaleits signed the petition for Qaran leaders to demand their immediate release. The Human rights of the people of Somaliland must be protected under any administration and the rights that they have to organize and participate any political movements of their choice must be honored as well. The petition was signed by more than 500 people, but requested not to release the entire list at the moment.





Mohamad Hashi

Idriss Badar Yonis

Abdirahman Hadi

Ibrahim Mohamed Cali

Abdiqani Mohamed Badar

Mohamud Mohamed badar

Barkhad Ahmed dheere

Ali barkhadle (Ali Baba)

Jamac Ali Ahmed

Hussein Mead

Cali nur Ismail

Ibrahim Hussein

Kayd Askar Diriye



Mursal Ali Askar

Mohamed Dugsiye

Abdiwahab Elmi Boqore

Suleiman Barre

Maryan Dahir

Rashid Omar Diriye

Dayib Cumar

Abiib Hamud Jibril

Hassan Hamud Jibril

Yasmin Muse cumar

Nuuh Omar Sulthan

Mahamed Cabdi Omar

Cabdisalan Egeh Amin (Cige Bilig)

Haamud Khayre

Bashir Hamud

Cusman Farah Qaabil

Mahamed Farah Aden

Abdirahman Omar timojilic

Shill Mahir

Yasin Judhiyaan

Hussein Ahmed Yusuf

Hassan Ali Ibrahim

Mohamed Ali Ibrahim

Elmi Ahmed

Suleiman Geedi

Dahir Muse Sheikh Cabdilahi (Codwayne)

Abdi Ali Adeeryo

Muse Ali Askar

Dahir Hashi

Samatar Ali Abdillahi

Sahal Ali

Mukhtar Amin (Cige Bilig)

Mahamed H. Ibrahim

Abdulkadir Hussein Egeh

Hassan Husein Egeh

Mahamed Mohamoud Warsame

Mahamed Elmi Boqore

Abdirashid Barkhad

Mustafe Barkhad Abdillahi

Mahamed Elmi Farah

Hassan Mumin Dhinbiil

Mustafe Muse

Yusuf Ahmed Aynaan

Siciid Dahir

Abdi Nur Wacays (Dubeeco)

Mohamed Hassan jamac

Mahamed Abdi

Abdirahim H. Ibrahim

Abdirisaq Yusuf Wayrax

Faysal Hamud

Abdi Harun

Ahmed Qayaad

Omar Qawdhan

Osman Idriss

Abdiqadir Ali Warsame

Ilyaas Barkhad Abdillahi

Abaadir Barkhad Abdillahi

Nuuh Suleiman Sh. muxumed

Abdillahi Obsiye

Awo Obsiye



Sa'ada Mohamed Ibrahim

Abdi Farah Budhe

Ali Abdillahi Abib

Hussein Guled

Bashir Muse

Hassan Mohamed Hassan

Mohamed Ali Garoodhshe

Mustafe Mohamed Hassan

Yasin ali Garoodshe

Amran Osman

Shamsan Ismail Nuur

Abdifatax Mubarak Osman

Abdillahi Muse Hufane

Weli Muse Hufane

Ali barkhad (Ali Diig)

Abdoo Ibrahim Aw-dahir

Abdirahman Hussein Samale

Rahma Abubakar Sh. Abdillahi (Codwayne)

Nimco Ahmed

Rashid Nur

Abdirizaq Mohamed Madar

Qaasim Dahir Elmi

Hassan Yusuf Wadad

Muse Ali Wacays

Awdal Community in North America

Sunday, July 29, 2007

Amsterdam: Anakoo ah Jaaliyadaha Qurbo Jooga Ee reer - Samatar Xamse

Anakoo ah Jaaliyadaha Qurbo Jooga Ee reer Awdal khaas ahaan jaaliyadda Holand waxaanu halkan Hanbalyo IYo Taageerba Uga Direynaa Fikradii Maamulka Shirakadda Telesom C/qaadir Aadan Nuur Ee Ahayd Jidka Isku Xira Dilla Iyo Borama Dhiskiisa Oo laami ah Anakoo Ku Faraxsan Fikradda walaalkeen oo mar walba jecel hore marinta gobolka Awdal , hadaanu nahay jaaliyadda holand waxaanu la garab taaganahay Taageero buuxda waxaanan walaaalahayga Qurbo Jooga ah Aan Jecelnahay Inay Taageero Buuxda Nagala Qaataan Sida Jaaliyadaha ,Sweden, Norway , North America: Canada iyo U.S.A, Germany , Finland , Australia , South Africa , United Arab Emirate, Saudi Arabia , Switzerland , England , New Zealand , China, Malaysia , France, Belgium, iyoKuwait ,oo ah Dhamaan Qurbo Jooga Awdal , marka labaad waxaanu Hanbalyo u Direynaa Cid Kasta oo ka qayb qaadaneysa Dhiska Jidka Laamiga Ah Ee u dhaxeeya Dilla Iyo Borama Anakoo Ah Jaaliyadda Holand Ee magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin.
1- Mustafe Cabadi Xabashi
2- C/ kariin maxamed Faarax dhago
3- Axmed Carab Da'uud
4- Mawliida jaamac aloore
5- C/rashiid jibriil Aamin
6- Idiris Xadi Ibraahim
7- C/qaadir maxamed Cilmi
8- C/qaadir cabdi Jibriil
9- khadar Yuusf Ibraahim
10- Rashiid Xadi idle
11- Samatar Xamse Aadan
12- Shire muuse jaamac
13- C/risaaq Axmed Kuwait
14- C/kariin Daheeye Ismaciil
15- C/qani C/laahi Jiiro
16- Maxamed C/laahi Diiriye
17- Faysal Faarax Aleel
18- C/karin Jaamac ALeel
19- C/raxamaan Ali Rooble
20- C/raxmaan Xuseen Xirsi
21- cumar Xaaji Daahir Aw Cilmi
22- Maxamed xildhibaan Aare
23- Axmed Suldaan ( xildhibaanka
24- Yuusuf Xuseen Suldaan
25-C/qani Dhagjar
26- Shirwac Arki JIrey
27- muxiyadiin baabuloo
28- Mawliid Dacawo
29- NIcmaan Makeyl
30- Fadxiyo maxamed xasan
31- khadra Xasan Kaahin
32- Raxma Sheekh C/laahi Muuse
33- Sucaad

Source: Samatar Xamse
samatar52@hotmail.com

Gacmo Wadda JIr Bay Waxa Ku qaban Karaane Aan Is Wehesho Walaalayaal Aan Wadda Jirno walaalayaaal